{"id":41822,"date":"2017-11-18T01:22:24","date_gmt":"2017-11-17T22:22:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41822"},"modified":"2017-11-18T01:27:55","modified_gmt":"2017-11-17T22:27:55","slug":"mweynaha-hirshabeelle-waare-oo-booqasho-ku-tagey-xarunta-kmg-ee-maamulka-kgalbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/mweynaha-hirshabeelle-waare-oo-booqasho-ku-tagey-xarunta-kmg-ee-maamulka-kgalbeed\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Hirshabeelle Waare oo Booqasho ku Tagey Xarunta kmg ee Maamulka K\/Galbeed."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/waare-baydhabo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41823\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/waare-baydhabo.jpg\" alt=\"\" width=\"840\" height=\"560\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/waare-baydhabo.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/waare-baydhabo-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 840px) 100vw, 840px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu horkacayo oo ay ka mid yihiin guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed iyo Xildhibaano ka tirsan maamulka ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Garoonka diyaaradaha Baydhabo waxaa ku soo dhaweeyay Madaxda maamulka, Wasiiro, Xildhibaano, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo Xubno kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ujeedka Madaxweynaha iyo wafdigiisa ay u gaareen magaalada Baydhabo ayaa waxa uu yahay sidii ay uga qeyb geli lahaayeen Sanad Guuradiii Saddexaad ee Maamulka Koonfur Galbeed, oo dhawaan la qabanayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Waare oo si kooban ula hadlay warbaahinta ayaa uga mahad celiyay maamulka Koonfur Galbeed soo dhaweynta ay u fidiyeen isaga iyo wafdiga la socday, mudada uu jooganaya la kulmi doono mas\u2019uuliyiin iyo qeybaha bulshada intaba.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa loo galbiyay madaxtooyada maamulka, halkaasi oo ay kulan kula qaateen madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ammaanka magaalada ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaana wadooyinka waa weyn ee magaalada lagu arkayaa ciidamo hubeysan oo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41762\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41763\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41764\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41765\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu horkacayo oo ay ka mid yihiin guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed iyo Xildhibaano ka tirsan maamulka ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Garoonka diyaaradaha Baydhabo waxaa ku soo dhaweeyay Madaxda maamulka, Wasiiro, Xildhibaano, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo Xubno kale. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41823,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41822","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41822","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41822"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41822\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41825,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41822\/revisions\/41825"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41823"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41822"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41822"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41822"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}