{"id":41817,"date":"2017-11-18T01:06:55","date_gmt":"2017-11-17T22:06:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41817"},"modified":"2017-11-18T01:09:30","modified_gmt":"2017-11-17T22:09:30","slug":"dalka-talyaniga-madaxii-maaliyadda-oo-xabsi-ku-geeryoodey-iyo-dadka-dalkaasi-sida-ay-u-arkaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/dalka-talyaniga-madaxii-maaliyadda-oo-xabsi-ku-geeryoodey-iyo-dadka-dalkaasi-sida-ay-u-arkaan\/","title":{"rendered":"Dalka Talyaniga Madaxii Maaliyadda oo Xabsi ku Geeryoodey iyo Dadka Dalkaasi sida ay u arkaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/madaxii-maaliyada-talyaani.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41818\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/madaxii-maaliyada-talyaani.jpg\" alt=\"\" width=\"913\" height=\"513\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/madaxii-maaliyada-talyaani.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/madaxii-maaliyada-talyaani-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 913px) 100vw, 913px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Hoggaamiyihii kooxda Maafiyada Talyaaiga Salvatore \u2018Toto&#8217; Riina ayaa ku dhintay isbitalka xabsi ku yaalla magaalada Parma, kadib markii uu muddo la dagaalamayey cudurka cancer-ka. Waxaa uu ahaa 87 jir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Riina ayaa dhintay subaxnimadii jimcaha saacado kadib markii wasiirka caddaaladda talyaaiga uu qoyskiisa u ogolaaday inay sariirta ku booqdaan maalintii khamiista oo ahayd dhalashadiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ninkan oo loogu yeeri jooray \u201cMadaxa madaxda\u201d ayaa ahaa mid ka mid ah aabayaasha Maafiyada Sicily ee sida aadka ah looga cabsado, wuxuuna qaadanayey xabsi daa\u2019in.<\/p>\n<p align=\"justify\">Riina ayaa hagayey ficillada maafiyada muddo 23 sano oo uu isqarinayey, waxaana la tuhunsann yahay inuu amray dilka 150 qof.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dilkii ugu caansanaa ee uu amro ayaa ahaa dilka sanadii 1992-kii lagu kacay laba xaakim oo kasoo horjeeday Maafiyada oo kala ah Giovanni Falcone iyo Paolo Borsellino, kuwaas oo maxkamadeeyey 300 oo xubno maafiyo ah sanadii 1987-kii.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41762\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41763\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41764\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41765\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Hoggaamiyihii kooxda Maafiyada Talyaaiga Salvatore \u2018Toto&#8217; Riina ayaa ku dhintay isbitalka xabsi ku yaalla magaalada Parma, kadib markii uu muddo la dagaalamayey cudurka cancer-ka. Waxaa uu ahaa 87 jir. Riina ayaa dhintay subaxnimadii jimcaha saacado kadib markii wasiirka caddaaladda talyaaiga uu qoyskiisa u ogolaaday inay sariirta ku booqdaan maalintii khamiista oo ahayd dhalashadiisa. Ninkan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41818,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41817","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41817","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41817"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41817\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41821,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41817\/revisions\/41821"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41818"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41817"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41817"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41817"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}