{"id":41813,"date":"2017-11-18T00:50:37","date_gmt":"2017-11-17T21:50:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41813"},"modified":"2017-11-18T00:51:18","modified_gmt":"2017-11-17T21:51:18","slug":"diyaarad-dalka-kuwit-laga-leeyahey-oo-diidey-in-ay-qaado-nin-israaiili-ah-iyo-dacwad-lagu-furey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/diyaarad-dalka-kuwit-laga-leeyahey-oo-diidey-in-ay-qaado-nin-israaiili-ah-iyo-dacwad-lagu-furey\/","title":{"rendered":"Diyaarad Dalka Kuwit laga Leeyahey oo Diidey in ay Qaado Nin Israa;iili ah iyo Dacwad lagu furey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/kuwait.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41814\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/kuwait.jpg\" alt=\"\" width=\"916\" height=\"608\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/kuwait.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/kuwait-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 916px) 100vw, 916px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamad ku taaalla Jermalka ayaa go\u2019aamisay in shirkadda diyaaradaha ee Kuwait Airline ay xaq u lahayd in ay diido in aysan qaadin muwaadin Israa\u2019iil u dhashay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Go\u2019aankaas ayaa ka caraysiiyay Ururrada Yuhuudda iyo kuwo kale oo ku ku baaqay in la cambaareeyo Yuhuud nacaybka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirkadda Kuwait Airways ayaa diiday in ay qaado macmiil ka goostay tigid oo ka bixi lahaa Frankfurt isaga oo u socday Bangkok.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamad ku taalla Frankfurt ayaa sheegtay in shirkadda diyaaraddu ay ixtiraamaysay shuruucda dalka Kuwayd oo aan aqoonsanayn dalka Israa\u2019iil.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maxkamaddu waxay sheegtay in aysan awoodin in ay meesha ka saarto sharciga dalka Kuwayd, Sharciga dalka Jermalkuna uu qeexayo faquuqa ku salaysan, midabka, qawmiyadda ama diinta balse aysan ku jirin muwaaddinnimada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Nathan Gelbart oo ah qareenkii u doodayay rakaabka ayaa go\u2019aanka maxkamadda ku tilmaamay \u201cmid laga xumaado marka si guud loo fiiriyo dimuqraadiyadda iyo ka Jermal ahaanba.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cGo\u2019aankaasi ma sii taagnaankaro, rakaabkuna racfaan ayuu ka qaadan doonaa xukunka ayuu yiri.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiga Dhexe ee Yuhuudda Jermalka ayaa sheegay \u201cin ay tahay wax aan la aqbali karin in shirkad ajnabi ah loo ogolaado in ay Jermalka ka dhex shaqayso iyadoo ku dhaqmaysay arrin caalamka looga arko in ay Yuhuudda liddu ku tahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan ugu baaqaynaa faderaalka in uu dib u eego shuruucda si faquuqan oo kale uusan mustaqbalka u dhicin\u201d ayay dhaheen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Uwe Becker oo ah duqa magaalda Frankfurt ayaa isna cambaareeyay go\u2019aankaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41762\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41763\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41764\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41765\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamad ku taaalla Jermalka ayaa go\u2019aamisay in shirkadda diyaaradaha ee Kuwait Airline ay xaq u lahayd in ay diido in aysan qaadin muwaadin Israa\u2019iil u dhashay. Go\u2019aankaas ayaa ka caraysiiyay Ururrada Yuhuudda iyo kuwo kale oo ku ku baaqay in la cambaareeyo Yuhuud nacaybka. Shirkadda Kuwait Airways ayaa diiday in ay qaado macmiil ka goostay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41814,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41813","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41813","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41813"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41813\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41816,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41813\/revisions\/41816"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41814"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41813"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41813"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41813"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}