{"id":41804,"date":"2017-11-17T23:38:12","date_gmt":"2017-11-17T20:38:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41804"},"modified":"2017-11-17T23:40:12","modified_gmt":"2017-11-17T20:40:12","slug":"hargeysa-somaliland-oo-xaley-mudaharaadyo-rabshado-wata-ka-dhaceenwaa-sidee-xaaladu-waqtigan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/hargeysa-somaliland-oo-xaley-mudaharaadyo-rabshado-wata-ka-dhaceenwaa-sidee-xaaladu-waqtigan\/","title":{"rendered":"Hargeysa Somaliland oo Xaley Mudaharaadyo Rabshado Wata Ka Dhaceen\/waa sidee Xaaladu Waqtigan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/mudaharaad-slnd-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41806\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/mudaharaad-slnd-1.jpg\" alt=\"\" width=\"881\" height=\"661\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/mudaharaad-slnd-1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/mudaharaad-slnd-1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 881px) 100vw, 881px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalooyinka Burco, Ceerigaabo iyo Hargeysa ayaa xalay waxa ka dhacay mudaharaado \u00a0lagu taageerayo xisbiga WADANI,islamarkaana lagu eedeyanyo Komishanka Doorashooyinka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xaafado ka tirsan galbeedka Burco, Ceerigaabo iyo bariga Hargeysa ayaa Taayiro ku gubay wadoodinkaa, haseyeeshee Ciidanka Amniga ayaa markiiba dadkii kala dareeriyey, waxaanay la maqlayey rasaas ay ciidanku kor u ridayeen oo ay dadka ku kala dareerinayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadkan gadoodsan ayaa waxyeelo u gaystay dhismayaal iyo dad shacab ah, kuwaas oo dhagaxaan la dhacay, iyadoo la sheegayo in ilaa dhowr qof ku dhaawacmeen rabshadahaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale, taliyeyaasha ciidanka Amniga oo xalay sida wada jir ah u hadlay ayaa sheegay in aanay cidna uga gabanayn in nabadgalyadda la waxyeelo,islamarkaana aanay qofna ka sarayn sharciga, waxaanay shacabka ku adkeeyey in la adkeeyo nabadgalyadda, sidaas darteedna aan cidna laga yeeleen in ay nabadgalyadda waxyeesho.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWadanka doorasha ka dhacday, inkastoo natiijadii la soo saarin si nabadgalyo aha ayeey u dhacday, waxaanu dadweynaha u sheegay markii doorashadu bilaabmaysay in nabadgayada gudaha iyo dibada balan baanu ka qaadnay inaanu ilaalino\u201dayuu yidhi taliyaha guud ee Ciidanka Militariga Nuux Taanni.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha Ciidanka Booliska Gen:C\/laahi Fadal ayaa sheegay in xaafado kooban oo dhawr magaalo ah oo rabshado ka dhaceen markiiba la joojiyey, waxaanu yidhi \u201cBuuq baa ka bilaabmay dhawr goobood, Burco, Hargeysa, iyo Ceerigaabo, marka qof walba sharciga ka sareeya cidna laga ogolaan maayo in nabadgalyadda la waxyeelo, qofna uga dul qaadan mayno anmniga wadanka, marka yaan shacabka iyo Ciidanka la iska hor keenin\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Si kastaba ha ahaatee, mudaharaadkaasi lagu taageerayo xisbiga WADANI dhawaaqi ka soo yeeray ee ay ka cabanayeen Komishanka Doorashooyinka waxa kala dareeriy<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41762\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41763\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41764\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41765\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>ey ciidanka Amniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/mudaharaad-slnd.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41805\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/mudaharaad-slnd.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"495\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/mudaharaad-slnd.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/mudaharaad-slnd-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalooyinka Burco, Ceerigaabo iyo Hargeysa ayaa xalay waxa ka dhacay mudaharaado \u00a0lagu taageerayo xisbiga WADANI,islamarkaana lagu eedeyanyo Komishanka Doorashooyinka. Xaafado ka tirsan galbeedka Burco, Ceerigaabo iyo bariga Hargeysa ayaa Taayiro ku gubay wadoodinkaa, haseyeeshee Ciidanka Amniga ayaa markiiba dadkii kala dareeriyey, waxaanay la maqlayey rasaas ay ciidanku kor u ridayeen oo ay dadka ku kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41805,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41804","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41804","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41804"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41804\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41808,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41804\/revisions\/41808"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41805"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}