{"id":41800,"date":"2017-11-17T23:22:43","date_gmt":"2017-11-17T20:22:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41800"},"modified":"2017-11-17T23:23:04","modified_gmt":"2017-11-17T20:23:04","slug":"guddiga-doorshooyinka-somaliland-oo-sheegey-in-ay-xalinayaan-cid-kasta-cabashadeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/guddiga-doorshooyinka-somaliland-oo-sheegey-in-ay-xalinayaan-cid-kasta-cabashadeeda\/","title":{"rendered":"Guddiga Doorshooyinka Somaliland oo sheegey in ay xalinayaan Cid kasta Cabashadeeda."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/komishan-slnd-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41801\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/komishan-slnd-1.jpg\" alt=\"\" width=\"945\" height=\"527\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/komishan-slnd-1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/komishan-slnd-1-300x167.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 945px) 100vw, 945px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Guddiga doorashada Soomaaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya doorashadii Isniintii ka dhacday Soomaaliland in xisbi gaar ah ku shubtay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha guddiga doorashada C\/qaaadir Imaan Warsame ayaa sheegay in ay qalad tahay dadka qaar in ay baraha bulshada soo dhigaan in ku shubasho ay dhacday, isaga oo tilmaamay in ay muhiim tahay natiijada in looga dambeeyo guddiga doorashada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha waxaa uu intaa ku darray in Xisbi kasta oo cabasho qaba in ay diyaar u yihiin in ay xaliyaan, wuxuuna shacabka ka dalbaday in ay is dejiyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale dibadbaxyo khasaare sababay ayaa lagu waramayaa in xalay fiidkii ka dhaceen magaalooyinka Hargeysa iyo Burco kaddib markii ay isku dhaceen ciidamada iyo dad carreysan oo isku soo baxay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shaqaaqooyinkan, ayaa waxaa ay ka dambeeyeen markii ay soo baxeen warar sheegaya in Xisbiga Kulmiye uu ku shubtay doorashadii maalintii Isniintii ka qabsoomtay deegaannada Soomaaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41762\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41763\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-2-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41764\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-2-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41765\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Guddiga doorashada Soomaaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya doorashadii Isniintii ka dhacday Soomaaliland in xisbi gaar ah ku shubtay. Guddoomiyaha guddiga doorashada C\/qaaadir Imaan Warsame ayaa sheegay in ay qalad tahay dadka qaar in ay baraha bulshada soo dhigaan in ku shubasho ay dhacday, isaga oo tilmaamay in ay muhiim tahay natiijada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41801,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41800","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41800","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41800"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41803,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41800\/revisions\/41803"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41801"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}