{"id":41732,"date":"2017-11-16T01:09:27","date_gmt":"2017-11-15T22:09:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41732"},"modified":"2017-11-16T01:16:14","modified_gmt":"2017-11-15T22:16:14","slug":"rwasaaraha-soomaaliya-oo-soo-hadal-qaadey-wada-shaqeyn-fiican-in-ay-jirtey-8dii-bil-ee-lasoo-dhaafey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/rwasaaraha-soomaaliya-oo-soo-hadal-qaadey-wada-shaqeyn-fiican-in-ay-jirtey-8dii-bil-ee-lasoo-dhaafey\/","title":{"rendered":"R\/Wasaaraha Soomaaliya oo Soo Hadal Qaadey Wada Shaqeyn Fiican in ay jirtey 8dii bil ee lasoo Dhaafey."},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\" align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/farmaajo-iyo-khayre-amaan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41733\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/farmaajo-iyo-khayre-amaan.jpg\" alt=\"\" width=\"851\" height=\"453\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/farmaajo-iyo-khayre-amaan.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/farmaajo-iyo-khayre-amaan-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 851px) 100vw, 851px\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"p1\" align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo xalay ka qeybgallay munaasabad ay soo qabanqaabiyeen dhalinyarrada Kacdoonka Nabada, ayaa sheegay in muddo 8 bilood ah oo ay wada shaqeynayeen madaxweyne Farmaajo waxba isku khilaafin taasoo uu ku tilmaamay taariikh cusub oo Soomaaliya ku soo korartay sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cMuddo 8-dii bilood ee aan xafiiska joogay Aniga iyo Madaxweynaha marna isma khilaafin, wax muran ahna na soo dhaxgalin, waa taariikh ku cusub dhagaha shacabka Soomaaliyeed\u201dayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kheyre ayaa sheegay in horay shacabka Soomaaliyeed mar walba u maqli jireen khilaaf siyaasadeed oo soo kala dhaxgallay madaxda ugu sareysa dalka, laakiin taa waqtigeedii laga soo gudbay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inkastoo ra\u2019iisal wasaaraha uu Amaanay wada shaqeynta kala dhaxeysa madaxweynaha, haddana marka aad dib u milicsato taariikhda khilaafaadkii adkaa soo maray madaxda dowladdihii isaga danbeeyay dalka waxaa uu ahaa mid soo ifbixi jiray sanad iyo ka badan marka ay xafiiska wada joogaan, iyadoo mid walba oo ka mid ah madaxweynayaashii ka horeeyay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo muddo Afar sanno ah yeeshay ugu yaraan saddex ra\u2019iisal wasaare.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa hadda wajaheysa mucaaradad xoogan oo uga imaneysa siyaasiyiinta Soomaaliyeed qaarkood, kuwaa oo ku dhaliilaya wax qabad la\u2019aan iyo aysan fulin balaqaadyadii ay ku galleen olollaha doorasho madaxda ugu sareysa dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41588\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41589\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41590\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo xalay ka qeybgallay munaasabad ay soo qabanqaabiyeen dhalinyarrada Kacdoonka Nabada, ayaa sheegay in muddo 8 bilood ah oo ay wada shaqeynayeen madaxweyne Farmaajo waxba isku khilaafin taasoo uu ku tilmaamay taariikh cusub oo Soomaaliya ku soo korartay sida uu hadalka u dhigay. \u201cMuddo 8-dii bilood ee aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41733,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41732","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41732","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41732"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41732\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41736,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41732\/revisions\/41736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41733"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41732"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41732"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41732"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}