{"id":41685,"date":"2017-11-14T21:27:01","date_gmt":"2017-11-14T18:27:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41685"},"modified":"2017-11-14T21:41:09","modified_gmt":"2017-11-14T18:41:09","slug":"rw-xasan-cali-khayre-oo-sheegey-in-aaney-mucaaradka-gudaha-iyo-al-shabaab-waxba-ku-kala-duwaneyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/rw-xasan-cali-khayre-oo-sheegey-in-aaney-mucaaradka-gudaha-iyo-al-shabaab-waxba-ku-kala-duwaneyn\/","title":{"rendered":"R\/W Xasan Cali KHayre oo Sheegey in aaney Mucaaradka Gudaha iyo Al-shabaab waxba ku kala Duwaneyn."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/khayre-syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41686\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/khayre-syl.jpg\" alt=\"\" width=\"801\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/khayre-syl.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/khayre-syl-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 801px) 100vw, 801px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo xalay ka qeybgallay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aan marnaba dhaxdhaxaad laga noqon karin marxalada uu maanta dalku marayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Isaga oo la hadlayay dadkii ka soo qeybgalay munaasabada oo ay haweenka Soomaaliyeed ku muujinayeen sida ay u barbartaagan yihiin ciidamada qalabka sida ayuu sheegay ra\u2019iisal wasaare Kheyre in dowladdu marnaba raali ka noqon doonin sida uu hadalka u dhigay dhaqamada Al-shabaab iyo dadka dowladda ka soo horjeeda.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cIn lagu ciyaaro sharafta dadka Soomaaliyeed ma dhex dhexd bad ka noqoneysaan, in uu Al-shabaab nagu dhex noolaado ma dhex dhexad baad ka noqoneysan, in hooyooyinkeena la laayo ma dhex dhexad baad ka noqoneysaa , waa in aad ka soo baxdaan guryaha oo aad dagaalka ka qeyb gashaan si caruurteena ay Sharaf ugu noolaadaan ayuu yiri Kheyre\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa intaa ku darray in dadka ka soo horjeeda dowladda iyo Al-shabaab waxba ku kala duwaneyn, waxaana uu intaa raaciyay dhamaan laga wada shaqeeyo sidii loo soo celin lahaa sharaftii Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa dhawaan khudbad uu ka jeedinayay kulan dadweyne oo lagu qabtay magaalada Muqdisho sheegay in shaqsiyaadka iyo siyaasiyiinta mucaaradsan dowladda aheyn kuwo hadda soo bilaawday.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41588\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41589\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41590\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41591\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo xalay ka qeybgallay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aan marnaba dhaxdhaxaad laga noqon karin marxalada uu maanta dalku marayo. Isaga oo la hadlayay dadkii ka soo qeybgalay munaasabada oo ay haweenka Soomaaliyeed ku muujinayeen sida ay u barbartaagan yihiin ciidamada qalabka sida ayuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41686,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41685","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41685","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41685"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41685\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41688,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41685\/revisions\/41688"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41686"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41685"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41685"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41685"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}