{"id":41682,"date":"2017-11-14T21:06:45","date_gmt":"2017-11-14T18:06:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41682"},"modified":"2017-11-14T21:07:07","modified_gmt":"2017-11-14T18:07:07","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliya-oo-ay-taageero-u-muujiyeen-haweenka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliya-oo-ay-taageero-u-muujiyeen-haweenka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo ay Taageero u Muujiyeen Haweenka Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/haweenka-taageero-xogga.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41683\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/haweenka-taageero-xogga.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/haweenka-taageero-xogga.jpg 1180w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/haweenka-taageero-xogga-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/haweenka-taageero-xogga-768x512.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/haweenka-taageero-xogga-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/a>Munaasabad ay haweenka Soomaaliyeed tageero ugu muujinayaan ciidamada qalabka sida ee Soomaliyeed oo ay soo qabanqaabisay wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaradaha ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo munaasabada ka hadlay ayaa kula dardaarmay haweenka Soomaaliyeed in ay hormuud u noqdaan dagaalka dalka lagula jiro Al-shabaab, wuxuna xusay in haweenku ay yihiin bad-baadiyaha Qaranka kaalin muuqatana ka soo qaateen halgankii xorriyadda iyo xiliyadii adkaa ee dalku soo maray.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cHaweenku waxey leeyihiin Taariikh Weyn oo dhanka halganka iyo Xornimo doonkii dalka, waxaana loo baahan yahay in aad hormuud ka noqotaan xoreynta dalka, ma aqbali karno in Al-shabaab maalin walba uu dilaan dad Soomaaliyeed oo waxba galabsan, waa in aan kuligeen u istaagnaa difaaca Qaranka\u201d ayuu yiri ra\u2019iisul wasaaraha oo la hadlayay haweenka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mudane Xasan Cali Khayre ayaa tilmaamay in Xukuumadda ka go\u2019an tahay dumarku in ay door fir-fircoon ku yeeshaan siyaasadda iyo go\u2019aamada lagu hagayo dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cGo\u2019aanka ah in 30% kuraasta Xildhibaannada Baarlamaanka loo qoondeeyo haweenku waa tillaabo dhaxalgal ah oo loo qaaday dhanka wanaajinta doorka dumarku ugu qaadanayaan gaarista go\u2019aamada muhiimka u ah dalka, hadda wixii ka dambeeyana waxaan ka shaqeyn doonaa in dumarku ay helaan fursado ka badan kuwii hore\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye iyo guddoomiyaha haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed Gaballe ayaa sheegay in ay garab taagan yihiin ciidamadda qalabka sida, kana qeyb qaadanayaan dagaalka lagu xoreynayo dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41588\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41589\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41590\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41591\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad ay haweenka Soomaaliyeed tageero ugu muujinayaan ciidamada qalabka sida ee Soomaliyeed oo ay soo qabanqaabisay wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaradaha ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo munaasabada ka hadlay ayaa kula dardaarmay haweenka Soomaaliyeed in ay hormuud u noqdaan dagaalka dalka lagula jiro Al-shabaab, wuxuna xusay in haweenku ay yihiin bad-baadiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41683,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41682","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41682","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41682"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41682\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41684,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41682\/revisions\/41684"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41683"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41682"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41682"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41682"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}