{"id":41679,"date":"2017-11-14T20:17:33","date_gmt":"2017-11-14T17:17:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41679"},"modified":"2017-11-14T20:17:33","modified_gmt":"2017-11-14T17:17:33","slug":"qaraxii-zoope-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhaawacmey-turkiga-loo-qaadey-oo-dib-ugu-soo-laabtey-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/qaraxii-zoope-qaar-kamid-ah-dadkii-ku-dhaawacmey-turkiga-loo-qaadey-oo-dib-ugu-soo-laabtey-dalka\/","title":{"rendered":"Qaraxii Zoope Qaar kamid ah Dadkii ku Dhaawacmey Turkiga loo Qaadey oo dib ugu soo Laabtey Dalka"},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/dhaawac-turkiga.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft  wp-image-41680\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/dhaawac-turkiga.jpg\" alt=\"\" width=\"898\" height=\"506\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/dhaawac-turkiga.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/dhaawac-turkiga-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 898px) 100vw, 898px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">\n<p align=\"justify\">Waxaa lagu wadaa in goor dhaw oo maanta ah ka soo degaan garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho diyaarad ka imaaneysa Turkiga, taasi oo sida 10 ka mid ah dhaawacyadii Bishii October loo qaaday dalka Turkiga kuwaa oo la sheegay in ay xaaladooda caafimaad wanaagsan tahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Garoonka waxaa ku sugan mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, Ehelada dhaawacyada iyo xubno kale, si ay ugu muujiyaan niyad Wanaaga ay u hayaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Warfaafinta xukuumadda federaalka ah e Soomaliya C\/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) oo hadal kooban ku soo qoray facebookiisa ayaa sheegay in ay u mahad celinayaan Dowladda Turkiga oo kaalin weyn ka qaadatay sidii gargaar loogu fidin lahaa dhaawacyadan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan u mahad celinayaa Turkiga oo dhaawacyadii darnaa ay 10 ka mid ah bogseedeen oo maanta ay ku soo laabanayaan dalkooda hooyo\u2019. Ayuu yiri Wasiir Yariisow.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Caafimaadka Turkiga ayaa si gaar ah xaflad sagootin ugu sameeyey dhaawacyada, kuwaasi oo muuqaal ahaan marka aad aragto ka muuqanaysa farxad iyo reyn reyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41588\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41589\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41590\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41591\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa lagu wadaa in goor dhaw oo maanta ah ka soo degaan garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho diyaarad ka imaaneysa Turkiga, taasi oo sida 10 ka mid ah dhaawacyadii Bishii October loo qaaday dalka Turkiga kuwaa oo la sheegay in ay xaaladooda caafimaad wanaagsan tahay. Garoonka waxaa ku sugan mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, Ehelada dhaawacyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41680,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41679","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41679","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41679"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41679\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41681,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41679\/revisions\/41681"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41680"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41679"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41679"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41679"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}