{"id":41659,"date":"2017-11-13T20:59:09","date_gmt":"2017-11-13T17:59:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41659"},"modified":"2017-11-13T21:04:56","modified_gmt":"2017-11-13T18:04:56","slug":"duqeynta-cirka-ee-ka-dhanka-ah-al-shabaab-oo-dawlada-dalka-mareykanku-kordhisey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/duqeynta-cirka-ee-ka-dhanka-ah-al-shabaab-oo-dawlada-dalka-mareykanku-kordhisey\/","title":{"rendered":"Duqeynta Cirka Ee ka Dhanka ah AL-shabaab oo Dawlada Dalka Mareykanku Kordhisey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/duqeyn-cirka-ah-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41660\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/duqeyn-cirka-ah-1.jpg\" alt=\"\" width=\"864\" height=\"482\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/duqeyn-cirka-ah-1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/duqeyn-cirka-ah-1-300x167.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 864px) 100vw, 864px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Mareykanka ayaa kordhiyay weerarada Cirka ah oo lagu bartilmaameedsanayo Ururada Al-shabaab iyo Daacish ee ka dagaalama gudaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">24 saac ee la soo dhaafay\u00a0 Mareykanku waxaa uu gudaha dalka Soomaaliya uu ka geystay Saddex weerar oo duqeyn cirka ah oo lala eegtay Al-shabaab iyo Daacish.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weerarradii ugu dambeeyay ee Maraykanku uu ka fuliyay Soomaaliya, ayaa waxaa ka qeyb-qaatay ciidamada dowladda Soomaaliya ee sida gaarka ah u tababar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weerarka hore ayaa dhacay Sabtidii waxaana diyaaradaha Mareykanka ay beegsadeen goob ay ku sugnaayeen dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab sida ay xaqiijiyeen taliska Mareykanka ee Africa, waxaana uu ka dhacay meel u dhow Buulo Gaduud, oo ku dhawaad\u00a0250 miles\u00a0dhinaca Koonfur Galbeedka ka xigta caasimada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weerarka ila maalintii Sabtidii waxaa uu ka dhacay gobolka Shabeelaha Hoose meel magaalada Muqdisho u jirta\u00a040 miles\u00a0.<\/p>\n<p align=\"justify\">Halka weerarka Saddexaadna uu dhacay maalintii shalay [Axad], kaa oo lagu bartilmaameedsaday Ururka Daacish ee ka dagaalama Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mareykanka ayaa u muuqda mid gacan militari ku siinaya dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ciidamada dowladda Soomaaliya kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41588\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41589\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41590\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41591\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mareykanka ayaa kordhiyay weerarada Cirka ah oo lagu bartilmaameedsanayo Ururada Al-shabaab iyo Daacish ee ka dagaalama gudaha dalka Soomaaliya. 24 saac ee la soo dhaafay\u00a0 Mareykanku waxaa uu gudaha dalka Soomaaliya uu ka geystay Saddex weerar oo duqeyn cirka ah oo lala eegtay Al-shabaab iyo Daacish. Weerarradii ugu dambeeyay ee Maraykanku uu ka fuliyay Soomaaliya, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41660,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41659","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41659","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41659"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41659\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41662,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41659\/revisions\/41662"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41660"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41659"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41659"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41659"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}