{"id":41640,"date":"2017-11-13T19:44:02","date_gmt":"2017-11-13T16:44:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41640"},"modified":"2017-11-13T19:44:25","modified_gmt":"2017-11-13T16:44:25","slug":"qaraxyo-la-sheegey-in-ay-magaalada-muqdisho-soo-galeen-oo-booliska-soomaaliya-beeniyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/qaraxyo-la-sheegey-in-ay-magaalada-muqdisho-soo-galeen-oo-booliska-soomaaliya-beeniyey\/","title":{"rendered":"Qaraxyo la sheegey in ay Magaalada Muqdisho Soo Galeen oo Booliska Soomaaliya Beeniyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/booliska-soomaaliya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41641\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/booliska-soomaaliya.jpg\" alt=\"\" width=\"935\" height=\"619\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/booliska-soomaaliya.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/booliska-soomaaliya-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 935px) 100vw, 935px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay soo baxayeen warar sheegaya in gadiid qaraxyo sida soo galleen magaalada Muqdisho ayaa waxaa arintaan beeniyay taliska ciidamada booliiska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax oo ay ku-simaha taliyaha booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in wararkaas ay yihiin kuwo been abuur ah oo lagu qalqal gelinayo shacabka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201c Wararka sheegaya in gadiid qaraxyo sida soo galleen magaalada waa been abuur iyo arrin la rabo in bulshada lagu qalqal galiyo, shacabka waxaan ka codsaneynaa in ay hay\u2019addaha Amniga ku soo wargeliyaan wax kasta oo Amniga lid ku ah \u201dayuu yiri ku-simaha Taliyaha Booliska.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ayaa sidoo kale meesha ka saaray in gadiid ay leeyihiin ciidamada AMISOM la doonayo in lgu fuliyo qaraxyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaa kaloo jira in la leeyahay baabuur AMISOM laga qabsaday in cadawga isticmaalayo, in garoonka diyaaradaha laga cararay, warkaas dhan waa waxba kama jiraan, garoonka waa caadi, diyaaraha waa ka soo degaan, warkaas waa wax aad u fool xun oo lagu qalqal gelinayo shacabka\u201d ayuu\u00a0 sheegay taliyaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada dowladda ayaa xoojiyay howlgalada lagu sugayo Amniga iyaga oo ka foojigan weeraro loo adeegsado gadiid qaraxyo laga soo buuxiyay oo ka dhaca caasimada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41588\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41589\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41590\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41591\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay soo baxayeen warar sheegaya in gadiid qaraxyo sida soo galleen magaalada Muqdisho ayaa waxaa arintaan beeniyay taliska ciidamada booliiska Soomaaliyeed. Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax oo ay ku-simaha taliyaha booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in wararkaas ay yihiin kuwo been abuur ah oo lagu qalqal gelinayo shacabka. \u201c Wararka sheegaya in gadiid qaraxyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41641,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41640","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41640","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41640"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41640\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41643,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41640\/revisions\/41643"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41641"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41640"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41640"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41640"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}