{"id":4162,"date":"2011-11-16T11:22:51","date_gmt":"2011-11-16T11:22:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4162"},"modified":"2011-11-16T11:22:51","modified_gmt":"2011-11-16T11:22:51","slug":"madaxween-shariif-oo-gaarary-nairobi-iyo-kulamo-uu-halkaas-kulayeela-nayo-madaxda-dalkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/madaxween-shariif-oo-gaarary-nairobi-iyo-kulamo-uu-halkaas-kulayeela-nayo-madaxda-dalkaas\/","title":{"rendered":"Madaxween shariif oo gaarary Nairobi  iyo kulamo uu halkaas  kulayeela  nayo madaxda dalkaas"},"content":{"rendered":"<blockquote><p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/shariifka.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4166\" title=\"shariifka\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/shariifka.jpeg\" alt=\"\" width=\"235\" height=\"177\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong><em>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee warsom.com<\/em><\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee xarunta Kenya kadib markii uu casuumad kahelay digiisa dalkaas.<\/p>\n<p>Wararka aynu kaheleeno safarka madaxwenaha ayaa sheegaya inuu ahaa mid qorsheesan islamarkaana looga hadlayo hadlayo hol galada\u00a0 ay cidamada Kenya ay kawadaan kudaha somaaliaya.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweyne Shariif ayaa magaalada Nairobi ee xarunta kula kulmi doona Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni iyo masuuliyiin kale iminka kusugan gudaha Kenya.<\/p>\n<p>Magalaada Nairobi ayaa waxaa horay ugu sugnaa wasiiradda gaashaandhigga iyo arrimaha gudaha ee Dawladda KMG ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warkaas wixii kusoo gordhaa dib ayaa idinku soogudbindoonaa<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p><\/blockquote>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee warsom.com Madaxweynaha Dawladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee xarunta Kenya kadib markii uu casuumad kahelay digiisa dalkaas. Wararka aynu kaheleeno safarka madaxwenaha ayaa sheegaya inuu ahaa mid qorsheesan islamarkaana looga hadlayo hadlayo hol galada\u00a0 ay cidamada Kenya ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4162","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4162","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4162"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4162\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4170,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4162\/revisions\/4170"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4162"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4162"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4162"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}