{"id":41611,"date":"2017-11-13T03:09:26","date_gmt":"2017-11-13T00:09:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41611"},"modified":"2017-11-13T03:10:05","modified_gmt":"2017-11-13T00:10:05","slug":"mareykanka-oo-sheegey-in-duqeyn-cirka-ah-ay-khasaare-ku-gaarsiiyeen-al-shabaaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/mareykanka-oo-sheegey-in-duqeyn-cirka-ah-ay-khasaare-ku-gaarsiiyeen-al-shabaaab\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo sheegey in Duqeyn Cirka ah ay KHasaare ku Gaarsiiyeen AL-shabaaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/duqeyn-cirka-ah.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/duqeyn-cirka-ah.jpg\" alt=\"\" width=\"884\" height=\"493\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/duqeyn-cirka-ah.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/duqeyn-cirka-ah-300x167.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 884px) 100vw, 884px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay khasaare ballaaran lagu gaarsiiyay Al-shabaab weeraro is daba joog ah iyo duqeyn ka dhacday gobollada Baay iyo Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Samantha Reho oo ah Afhayeen u hadashay taliska Mareykanka ayaa sheegtay weerararo dhacay Sabtidii iyo Jimicihii lala beegsaday xubno muhiim oo ka tirsan Al-Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa ay sheegtay in howlgalladii ka dhacay gobolada Baay iyo Shabeelaha Shexe Al-Shabaab lagu gaarsiiyay Khasaare ballaaran, islamarkaana la beegsaday goobo ay ku shirsanaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cHowlgallo dhacay 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxaan ku dilnay ku dhawaad Boqol dagaallamayaal ka tirsan Al-shabaab\u2019\u2019 ayaa lagu sheegay war ka soo baxay Mareykanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa shalay sheegtay in howlgal ay ciidamadeeda Amnigu ay sameeyeen lagu dilay xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab, sidoo kalena lagu burburiya xero ay al-Shabaab ku leeyihiin degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka warfaafinta ee dowladda Soomaaliya Cabdriaxmaan Yariisow ayaa ayaa sheegay in Weerar qorshaysan oo hay\u2019adaha amniga ay ka fuliyeen degmada Jilib gaar ahaan xarunta qaraxyada lagu dilay 81, isla markaana lagu burburiyay tiro baabuurta dagaalka iyo waliba hubka culus.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41588\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41589\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41590\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41591\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay khasaare ballaaran lagu gaarsiiyay Al-shabaab weeraro is daba joog ah iyo duqeyn ka dhacday gobollada Baay iyo Shabeellaha Dhexe. Samantha Reho oo ah Afhayeen u hadashay taliska Mareykanka ayaa sheegtay weerararo dhacay Sabtidii iyo Jimicihii lala beegsaday xubno muhiim oo ka tirsan Al-Shabaab. Waxaa ay sheegtay in howlgalladii ka dhacay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41612,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41611","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41611","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41611"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41611\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41614,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41611\/revisions\/41614"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41612"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}