{"id":41603,"date":"2017-11-13T02:34:18","date_gmt":"2017-11-12T23:34:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41603"},"modified":"2017-11-13T02:37:35","modified_gmt":"2017-11-12T23:37:35","slug":"gobolka-baay-oo-dagaal-culus-ku-dhexmarey-ciidamada-dawlada-iyo-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/gobolka-baay-oo-dagaal-culus-ku-dhexmarey-ciidamada-dawlada-iyo-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Gobolka Baay oo Dagaal Culus ku Dhexmarey Ciidamada Dawlada iyo Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/dagaal-baydhabo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41604\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/dagaal-baydhabo.jpg\" alt=\"\" width=\"854\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/dagaal-baydhabo.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/dagaal-baydhabo-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 854px) 100vw, 854px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaal culus oo leysku adeegsaday noocyada kala duwan ee hubka galinkii danbe ee shalay uu halka ku dhaxmaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda iyo dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalka ayaa yimid kaddib markii ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed oo ku sii jeeday magaalada Baydhabo ay jidka u galeen dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalka oo qaatay saacado dhowr ah , waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo labada dhinac soo gaaray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hadda lama ogga tiradda rasmiga ah ee dagaalkaasi ku dhimatay, laakiin warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in dagaalkaasi ay ku dhinteen 6 qof oo ah dhinacyadii dagaallamay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa dhawaan ku dhawaaqay in ciidamada Ammaanka laga doonaayo in ay qaadaan tilaabooyin lagu furaayo wadooyinka gobolka Baay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al-shabaab ayaa go\u2019doomiyay degaanno badan oo ku yaalla maamulka Koonfur Galbeed, taasoo caqabad ku noqotay nolasha shacabka ku dhaqan qaar ka mid ah deegaannada gobollada Baay iyo Bakool.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41588\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41589\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41590\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41591\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaal culus oo leysku adeegsaday noocyada kala duwan ee hubka galinkii danbe ee shalay uu halka ku dhaxmaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda iyo dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed oo ku sii jeeday magaalada Baydhabo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41604,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41603","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41603","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41603"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41603\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41606,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41603\/revisions\/41606"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41604"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41603"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41603"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41603"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}