{"id":41595,"date":"2017-11-12T01:13:46","date_gmt":"2017-11-11T22:13:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41595"},"modified":"2017-11-12T01:14:04","modified_gmt":"2017-11-11T22:14:04","slug":"kulan-ay-kasoo-qeyb-galeen-wakiilada-caalamka-oo-uu-shir-gudoomiyey-rw-khayre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/kulan-ay-kasoo-qeyb-galeen-wakiilada-caalamka-oo-uu-shir-gudoomiyey-rw-khayre\/","title":{"rendered":"Kulan ay kasoo Qeyb galeen Wakiilada Caalamka oo uu Shir Gudoomiyey R\/W KHayre."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/khayre-shir-gudoon.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41596\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/khayre-shir-gudoon.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/khayre-shir-gudoon.jpg 1180w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/khayre-shir-gudoon-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/khayre-shir-gudoon-768x512.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/khayre-shir-gudoon-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/><\/a>\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir guddoomiyaya kulan looga hadlayey howlgalka ciidamada ee ka socda qeybo ka mid ah dalka gaar ahaan labada gobol ee Shabeellaha Hoose iyo Dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay \u00a0Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, Michael Keating, Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika Francisco Madiera, Safiirka Midowga Yurub Veronica Lorenzo, Safiirada UK, US, Uganda, Ethiopia, Italy, China, Kenya iyo madaxa Bankiga Adduunka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa ka qeybgalay Wasiiro iyo Guddoomiyaha guddiga difaaca golaha shacabka Xuseen Carab Ciise iyo marti sharaf kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa ka hadlay n horumarka dhanka amniga ah ee la gaaray isagoo sheegay in shirkii London ee bishii May, dhammaan howlihii lagu heshiiyey ay Dowladda Federaalka sameysey welina wado qorshaha hubinta dib u dhiska \u00a0ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasaarada gaashaandhiga ayaa khubaro iyo wasiir ku xigeenka u dirtay gobollada dalka oo lagu soo tiro koobayey ciidamada xoogga dalka Soomaaliya laguna dhiirigelinayey howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa u sheegay beesha caalamka in Soomaaliya ay diyaar u tahay soo celinta Amniga iyo kala danbeynta, ugana mahadceliyey beesha caalamka doorkooda ku aadan xasilinta dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kheyre ayaa ka codsaday beesha caalamka inay fursadan hadda jirta ee shacabka uu diyaarka u yahay in lala dagaalo kooxaha argagaxisada ah looga baahanyahay inay waxii<\/p>\n<p align=\"justify\">kaalmo ah si deg-deg ah ula soo gaaraan ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM si loo dar-dargeliyo howlgalada lagu jihaadayo argagaxisada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sidoo kale u mahad celiyay wadmada ciidamada ka joogaan Soomaaliya iyo sida ay diyaarka ugu yihiin inay kaalin mug leh uga qaataan dagaalada lagula jiro kooxaha argagaxisada ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa ugu danbeyntii sheegay in Dowladda Federaalka iyo dowladdaha xubnaha ka ah ay isla meel dhigeen hirgelinta Istraatejiyada Amniga Qaranka oo shirkii golaha Amniga Qaranka ee Soomaaliya la islameel dhigay dhammaan qorsheyaasha Amniga dalka kuna heshiiyey in si adag looga wada qeyb-qaato howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41588\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41589\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41590\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-1-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41591\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41596,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41595","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41595","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41595"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41597,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41595\/revisions\/41597"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41596"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}