{"id":41531,"date":"2017-11-10T19:33:22","date_gmt":"2017-11-10T16:33:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41531"},"modified":"2017-11-10T19:33:47","modified_gmt":"2017-11-10T16:33:47","slug":"wararka-amniga-khal-khalka-gelinaya-ee-lagu-baahiyo-baraha-bulshada-oo-dawladda-soomaaliya-ka-digtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/wararka-amniga-khal-khalka-gelinaya-ee-lagu-baahiyo-baraha-bulshada-oo-dawladda-soomaaliya-ka-digtey\/","title":{"rendered":"Wararka Amniga KHal khalka Gelinaya ee lagu baahiyo Baraha Bulshada oo Dawladda Soomaaliya ka Digtey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/khayre-digniin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41532\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/khayre-digniin.jpg\" alt=\"\" width=\"865\" height=\"576\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/khayre-digniin.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/khayre-digniin-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 865px) 100vw, 865px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Gollaha wasiirada Soomaaliya ayaa ka digan wararka Amniga dalk qalqalgalinaya oo lagu baahiyo baraha bulshada, kaddib kulan maalintii shalay ku yeesheen magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir ku-xigeenka wasaarada warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C\/raxmaan Iidaan Yoonis oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay jiraan shaqsiyaad ka shaqeynaya falal la doonayo in lagu barakiciyo bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho, islamarkaana dowladda ka hortagi doonto arrimaha noocaa oo kale ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Maalmihii ugu danbeeyay waxaa jiray warar bulshada Soomaaliyeed lagu jahwareerinayo oo ah magaalada waxaa soo galay gadiid xamuul ah oo qaraxyo sida, waxaasi waa been abuur ma jirto cid aan aheyn laamaha Amniga oo arintaa ogaan karta, bulshada waxaan u sheegeynaa in aysan u dhag raaricin wararka noocaas oo kale ah ayuu yiri\u2019\u2019 wasiir ku-xigeenka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kaddib qaraxii 14kii bishii October ee sanadkan ka dhacay Isgoyska Zoobe waxaa bulshada ku dhaqan caasimada siweyn ugu soo badanayay baqdinta ay ka qabaan gadiidka xamuulka ah ee isticmaala jidadka halbowlaha u ah magaalada Muqdisho, sidoo kalana waxaa baraha ay bulshada ku wada xiriiraan ku soo kordhay fariimo iyo qoraalo dadka looga digayo qaraxyo kale oo dhici kara.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hasse ahaatee laamaha Amniga dowladda ayaa u arka fariimaha noocaa ah kuwo looga faa\u2019ideysanayo siyaabo kale, lana doonayo in guud ahaanba qalqal lagu galiyo sugida nabad-galyada iyo howlaha hay\u2019addaha Amnigu ka hayaan caasimada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41393\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41394\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41395\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41396\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gollaha wasiirada Soomaaliya ayaa ka digan wararka Amniga dalk qalqalgalinaya oo lagu baahiyo baraha bulshada, kaddib kulan maalintii shalay ku yeesheen magaalada Muqdisho. Wasiir ku-xigeenka wasaarada warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C\/raxmaan Iidaan Yoonis oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay jiraan shaqsiyaad ka shaqeynaya falal la doonayo in lagu barakiciyo bulshada ku dhaqan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41532,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41531","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41531","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41531"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41531\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41534,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41531\/revisions\/41534"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41532"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41531"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41531"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41531"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}