{"id":41515,"date":"2017-11-09T20:40:31","date_gmt":"2017-11-09T17:40:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41515"},"modified":"2017-11-09T21:12:04","modified_gmt":"2017-11-09T18:12:04","slug":"dalka-kenya-oo-ammaankiisa-aad-loo-adkeeyey-weeraro-al-shabaab-laga-cabsi-qabo-awgeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/dalka-kenya-oo-ammaankiisa-aad-loo-adkeeyey-weeraro-al-shabaab-laga-cabsi-qabo-awgeed\/","title":{"rendered":"Dalka Kenya oo Ammaankiisa Aad loo Adkeeyey Weeraro Al-shabaab laga Cabsi Qabo Awgeed."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/kenya-amaanka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/kenya-amaanka.jpg\" alt=\"\" width=\"950\" height=\"505\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/kenya-amaanka.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/kenya-amaanka-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 950px) 100vw, 950px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha ciidamada Amniga dalka Kenya ayaa sheegay in ay ka foojigan yihiin weerarro laga yaabo Al-shabaab in ay ka geystaan deegaanno ka tirsan gobolka Waqooyi Bari.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiil ka tirsan ciidamada Kenya ayaa Wargeyska Daily Nation u sheegay in ay jirtaan fariimo Laamaha Ammaanka soo gaaray oo sheegaya in ay Al-Shabaab qorsheynayaan weerarro dhabo gal ah oo ay ka geystaan deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Waqooyi bari Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamo booliiska iyo militariga ayaa bilaabay howlgal ka dhan Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanaya dhulka Keynta ah ee Kenya gaar ahaan degaannada Xuduuda Kenya iyo Soomaaliya ku dhow.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiil ka tirsan booliiska ayaa la la\u2019yahay \u00a0kaddib markii dagaalyahano looga shakisan yahay Al-shabaab weerar ku qaadeen gaadiid ay saarnaayeen oo marayay degmada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Kenya ayaa hadda waxaa Soomaaliya ka jooga in ka badan 4,000 Askari oo qeyb ka ah Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya oo ujeedkiisu uu yahay in dalka ay ka saaraan Shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ururka Al-Shabaab ayaa marar badan weerar dad rayid ah iyo ciidamo Kenya ka tirsan lagu dilay waxaa ay ku qaadeen gudaha Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41393\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41394\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41395\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41396\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha ciidamada Amniga dalka Kenya ayaa sheegay in ay ka foojigan yihiin weerarro laga yaabo Al-shabaab in ay ka geystaan deegaanno ka tirsan gobolka Waqooyi Bari. Saraakiil ka tirsan ciidamada Kenya ayaa Wargeyska Daily Nation u sheegay in ay jirtaan fariimo Laamaha Ammaanka soo gaaray oo sheegaya in ay Al-Shabaab qorsheynayaan weerarro dhabo gal ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41516,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41515","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41515","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41515"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41515\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41518,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41515\/revisions\/41518"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41516"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41515"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41515"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41515"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}