{"id":41436,"date":"2017-11-07T19:48:06","date_gmt":"2017-11-07T16:48:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41436"},"modified":"2017-11-07T19:48:54","modified_gmt":"2017-11-07T16:48:54","slug":"xukuumadda-soomaliya-oo-beenisey-ka-qeyb-galka-shir-looga-hadlayo-shidaalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/xukuumadda-soomaliya-oo-beenisey-ka-qeyb-galka-shir-looga-hadlayo-shidaalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Soomaliya oo Beenisey ka Qeyb galka Shir looga Hadlayo Shidaalka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/shidaalka-soomaaliya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41437\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/shidaalka-soomaaliya.jpg\" alt=\"\" width=\"836\" height=\"457\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/shidaalka-soomaaliya.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/shidaalka-soomaaliya-300x164.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 836px) 100vw, 836px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka wasaarada batroolka iyo macdanta xukuumadda Soomaaliya C\/rashiid Maxamed Axmed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar maalmihii ugu danbeeyay siweyn loo hadal hayay oo ahaa in wafdi uu horkcayo ra\u2019iisal wasaare Kheyre ka qeybgalayo shir looga hadlayo arrimaha shidaalka oo ka furmaya magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan aysan ka warqabin arintan, islamarkaana go\u2019aanka ugu danbeeya ee shirkaas yeelan doonto sida uu hadalka u dhigay dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Waxaan rabaa in aan meesha ka saaro shakigaas iyo madmadowga maalmihii ugu danbeeyay suuqa soo gallay, waxaana uu mowqifka dowladdu yahay in shir aysan soo qabanqaaabin wasaarada batroolka aan la qaban doonin\u2019\u2019 ayuu yiri wasiirka oo la hadlayay warbaahinta.<\/p>\n<p>Wuxuu kaloo uu sheegay in hada uusan jirin qorshe socda oo ku aadan in dowladda Federaalka ka qeyb gasho shirka baarista shidaalka ee Somalia\u00a0 OIL.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ku baaqay in la joojiyo shirkan oo horaanta sanadkan soo socda ka furmaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isaga oo qoraal arintan ku saabsan u diray shirkada\u00a0International Research Network oo la sheegay in ay qeyb ka tahay qaban qaabada shirkan.<\/p>\n<p>Maalmihii ugu danbeeyay ayaa waxaa siweyn loogu baahiyay baraha bulshada warar sheegayay in wafdiu u horkacayo ra\u2019iisal wasaare Kheyre ka qeyb galayaan shirka ka dhacaya magaalada Nairobi oo looga hadlayo arrimo la xiriira baarista shidaalka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41393\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41394\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41395\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41396\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Wasiirka wasaarada batroolka iyo macdanta xukuumadda Soomaaliya C\/rashiid Maxamed Axmed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar maalmihii ugu danbeeyay siweyn loo hadal hayay oo ahaa in wafdi uu horkcayo ra\u2019iisal wasaare Kheyre ka qeybgalayo shir looga hadlayo arrimaha shidaalka oo ka furmaya magaalada Nairobi. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41437,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41436","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41436","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41436"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41436\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41438,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41436\/revisions\/41438"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41437"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41436"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41436"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41436"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}