{"id":41428,"date":"2017-11-07T19:11:37","date_gmt":"2017-11-07T16:11:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41428"},"modified":"2017-11-07T19:21:39","modified_gmt":"2017-11-07T16:21:39","slug":"gobolka-shhoose-oo-ciidamada-amisom-hawlgal-ka-dhan-ah-al-shabaab-ka-billaabayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/gobolka-shhoose-oo-ciidamada-amisom-hawlgal-ka-dhan-ah-al-shabaab-ka-billaabayaan\/","title":{"rendered":"Gobolka SH\/hoose oo Ciidamada Amisom Hawlgal ka dhan ah Al-shabaab ka Billaabayaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hawl-gal-amisom.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41429\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hawl-gal-amisom.jpg\" alt=\"\" width=\"757\" height=\"426\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hawl-gal-amisom.jpg 560w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hawl-gal-amisom-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 757px) 100vw, 757px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa ka bilaabay gobolka Shabeellaha hoose howlgal ka dhan ah Al-shabaab, iyadoo gobolkaas lagu tilmaamo saldhig ugu balaaran ee Al-shabaab guud ahaan marka la eego dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lt Col Bagenda, oo ah Taliyaha ciidamada Holwgalka Uganda qeybta 11-aad ayaa sheegay ciidamada \u00a0AMISOM oo garab ka helaya kuwa xoogga in holwgal culus ay ka wadaan gobolka Shabeellaha hoose, si la isugu furo \u00a0jidadka xiriiriya gobollada Shabeellaha hoose, Bay iyo gobolka Banaadir.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cHadafka howlgalka waa in aan ka cirib tirno Al-shabaab gobolka, dabcan wad ogtahay in AMISOM ay halkan u joogto si ay u taageerto ciidamada ammaanka Qaranka Soomaaliyeed oo nooga sii horreeya hawlgalka, ayuu yiri Kaheru Bagenda, Taliyaha ciidamada Holwgalka Uganda qeybta 11-aad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay Ciidamada AMISOM oo aad u hubeysan garabna ka helaya Ciidanka xoogga in ay howlgalka ka bilaabeen deegaannada duleedka ka ah Afgooye, Balidoogle, Ceelasha-biyaha, Ciraaq, Basra, iyo degaano kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu kaloo sheegay ciidamada AMISOM ujeedka ay Soomaaliya u joogaan in ay tahay in ay ka go\u2019an tahay sugidda ammaanka Soomaaliya, sidoo kalena door weyn ka ciyaaraan geeddi-socodka xasilinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamada AMISOM iyo kuwa xoogga dalka ayaa ku guuleystay in Al-shabaab ay ka saaraan meelo badan oo ka mid ah dalka, oo ay ku jiraan magaalooyinka muhiimka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41393\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41394\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41395\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41396\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa ka bilaabay gobolka Shabeellaha hoose howlgal ka dhan ah Al-shabaab, iyadoo gobolkaas lagu tilmaamo saldhig ugu balaaran ee Al-shabaab guud ahaan marka la eego dalka Soomaaliya. Lt Col Bagenda, oo ah Taliyaha ciidamada Holwgalka Uganda qeybta 11-aad ayaa sheegay ciidamada \u00a0AMISOM oo garab ka helaya kuwa xoogga in holwgal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41429,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41428","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41428","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41428"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41428\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41431,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41428\/revisions\/41431"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41429"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41428"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41428"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41428"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}