{"id":41415,"date":"2017-11-06T22:22:27","date_gmt":"2017-11-06T19:22:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41415"},"modified":"2017-11-06T22:25:27","modified_gmt":"2017-11-06T19:25:27","slug":"gantaal-ay-soo-tuureen-xuutiyiinta-yemen-oo-lala-heley-diyaarad-uu-ku-geeryoodey-amiir-boqortooyada-sucuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/gantaal-ay-soo-tuureen-xuutiyiinta-yemen-oo-lala-heley-diyaarad-uu-ku-geeryoodey-amiir-boqortooyada-sucuudiga\/","title":{"rendered":"Gantaal ay soo Tuureen Xuutiyiinta Yemen oo lala Heley Diyaarad uu ku geeryoodey Amiir Boqortooyada Sucuudiga."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/amiir-sucuudiga-u-dhashey.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41416\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/amiir-sucuudiga-u-dhashey.jpg\" alt=\"\" width=\"819\" height=\"561\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/amiir-sucuudiga-u-dhashey.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/amiir-sucuudiga-u-dhashey-300x205.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 819px) 100vw, 819px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Amiir Mansuur Bin Maqran oo ahaa ku xigeenka Amiirka mandiqada Casiir ayaa ku geeriyooday shil Diyaarad oo nooca hilokobtarka ah, waxayna ku burburtay Konfurta Sacuudiga oo dhacda Xuduuda sacuudigu la leeyahay dalka Yeman.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wakaaladda wararaka rasmiga ah ee Sacuudiga(WAS) ayaa soo warisay in Amiirka dhintay uu xiligaasi ku jiray kormeer mashaariic horumarineed ee ka socotay Xeebaha bari ee magaalada Abha,waxaana la sheegay in xiriirkii diyaarada shilka gashay ee amiirku la socoday uu go\u2019ay xilli ay maraysay meel u dhaw halka lagu magacaabo Rida.<\/p>\n<p align=\"justify\">Masu\u2019liyiinta Sacuudiga ayaa sheegay in diyarada uu la socoday Amiirka geeriyooday lagu dhuftay Gantaal laga soo tuurray dhanka dalka Yeman, kadib waxaa la maqlayay qarax aad u xoog badan oo ka dhashay diyaaradda meel u dhaw garoonka Diyaaradaha ee Boqor Khaalid ee magaalada Riyaad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sida laga warqabo Dowladda Sacuudiga ayaa waxay hogaaminaysaa xulifada dagaalka kula jira kooxda Xuutiyiinta ah ee Yeman.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41393\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41394\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41395\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41396\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Amiir Mansuur Bin Maqran oo ahaa ku xigeenka Amiirka mandiqada Casiir ayaa ku geeriyooday shil Diyaarad oo nooca hilokobtarka ah, waxayna ku burburtay Konfurta Sacuudiga oo dhacda Xuduuda sacuudigu la leeyahay dalka Yeman. Wakaaladda wararaka rasmiga ah ee Sacuudiga(WAS) ayaa soo warisay in Amiirka dhintay uu xiligaasi ku jiray kormeer mashaariic horumarineed ee ka socotay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41416,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41415","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41415","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41415"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41415\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41418,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41415\/revisions\/41418"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41416"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41415"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41415"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41415"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}