{"id":41411,"date":"2017-11-06T20:27:06","date_gmt":"2017-11-06T17:27:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41411"},"modified":"2017-11-06T20:27:36","modified_gmt":"2017-11-06T17:27:36","slug":"digniin-ay-hore-u-jeedisey-puntland-oo-ay-somaliland-hadda-ka-jawaabteymaxey-tahey-digniintaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/digniin-ay-hore-u-jeedisey-puntland-oo-ay-somaliland-hadda-ka-jawaabteymaxey-tahey-digniintaasi\/","title":{"rendered":"Digniin ay Hore u Jeedisey Puntland oo ay Somaliland Hadda ka Jawaabtey\/Maxey tahey Digniintaasi?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/somaliland-digniin-jwb.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/somaliland-digniin-jwb.jpg\" alt=\"\" width=\"973\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/somaliland-digniin-jwb.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/somaliland-digniin-jwb-300x165.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 973px) 100vw, 973px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Iyadoo dhawaan Puntland uga digtay Soomaaliland in Sanaadiiqda codeynta la geeyo deegaanno qaar oo Puntland ay isku hayaan Soomaaliland, ayaa waxaa arintaan ka jawaabay wasiirka Amniga Soomaaliland Maxamed Muuse Diiriye.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa sheegay in digniinta iyo hanjabaada uga timid Puntland tahay oo kaliya mid Afka ku kooban, laakiin baaqaya iyo digniinta ay dhinacooda dirayaan tahay mid dhab.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Annaga muddo dheer ayaan ka shaqeynay in nabada lagu wada noolaado iyo daris wanaag, iyaga oo laftirkooda [Puntland] arrintaa wey nagala shaqeeyeen, laakiin erayada hadda ka soo yeeraya waa kuwo khatar ku ah nabad-galyada, Digniintaa ka timid Puntland waa mid Afka ku uun ku siman, laakiin Annaga tan aynu direynaa waa mid dham ah, waxaan leenahay xasiloonida iyo nabada halaga wada shaqeeyo, haddii kale waxa xigaya waa la garan karaa\u2019\u2019 ayuu yir wasiirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Degaanada Soomaliland ayaa 11-ka bishaan looga dareeri doona doorashada madaxweyne,waxaana Puntland ay sheegtay in gobollada Sool iyo Sanaag aysan ka dhici doonin doorashada Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41393\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41394\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41395\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41396\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo dhawaan Puntland uga digtay Soomaaliland in Sanaadiiqda codeynta la geeyo deegaanno qaar oo Puntland ay isku hayaan Soomaaliland, ayaa waxaa arintaan ka jawaabay wasiirka Amniga Soomaaliland Maxamed Muuse Diiriye. Wasiirka ayaa sheegay in digniinta iyo hanjabaada uga timid Puntland tahay oo kaliya mid Afka ku kooban, laakiin baaqaya iyo digniinta ay dhinacooda dirayaan tahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41412,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41411","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41411","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41411"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41411\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41414,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41411\/revisions\/41414"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41412"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41411"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41411"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41411"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}