{"id":41400,"date":"2017-11-06T19:46:41","date_gmt":"2017-11-06T16:46:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41400"},"modified":"2017-11-06T19:48:04","modified_gmt":"2017-11-06T16:48:04","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliya-oo-sheegey-in-ay-deegaano-kala-wareegeen-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/ciidamada-xoogga-dalka-soomaaliya-oo-sheegey-in-ay-deegaano-kala-wareegeen-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Sheegey in ay  Deegaano kala Wareegeen Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/caanood.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41401\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/caanood.jpg\" alt=\"\" width=\"845\" height=\"685\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/caanood.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/caanood-300x243.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 845px) 100vw, 845px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya General C\/laahi Cali Caanood ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo ciidamada dowladda ay kula wareegeen deegaanno ay horay gacanta ugu hayeen Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Abaanduulaha ayaa sheegay in ciidamada dowladdaAl-Shabaab kala wareegeen degaano ka tirsan labada gobol Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in sidoo kale Al-shabaab ay si iskood ah deegaanada qaar ugu baxeen kaddib markii ay ka warheleen in ciidamada dowladda ay duulaan ku yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Abaanduulaha ayaa sheeegay in deegaannada kale wal ku harsan gacanta dowladda ciidamadu qorsheynayaan in ay la wareegaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhawaan ku dhawaaqay in dalku uu gallay xaalad dagaal, islamarkaana dowladdu sida ugu dhaqsiyaha badan Al-shabaab uga saari doonto deegaannada ay wali ka maamulaan dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41393\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/beec21-150x150-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41394\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/salaam-1-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41395\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/som-tell-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41396\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya General C\/laahi Cali Caanood ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo ciidamada dowladda ay kula wareegeen deegaanno ay horay gacanta ugu hayeen Al-shabaab. Abaanduulaha ayaa sheegay in ciidamada dowladdaAl-Shabaab kala wareegeen degaano ka tirsan labada gobol Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe. Waxaa uu sheegay in sidoo kale Al-shabaab ay si iskood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41401,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41400","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41400","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41400"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41400\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41403,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41400\/revisions\/41403"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41401"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41400"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41400"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41400"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}