{"id":41367,"date":"2017-11-05T21:22:17","date_gmt":"2017-11-05T18:22:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41367"},"modified":"2017-11-05T21:26:10","modified_gmt":"2017-11-05T18:26:10","slug":"ergeyga-igad-ee-arrimaha-soomaaliya-iyo-safiirka-imaaraadka-soomaaliya-u-fadhiya-oo-kulan-yeeshey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/ergeyga-igad-ee-arrimaha-soomaaliya-iyo-safiirka-imaaraadka-soomaaliya-u-fadhiya-oo-kulan-yeeshey\/","title":{"rendered":"Ergeyga Igad ee Arrimaha Soomaaliya iyo Safiirka Imaaraadka Soomaaliya u Fadhiya oo Kulan Yeeshey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/ergeyga-igad-iyo-safiirka-imaaraadka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41368\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/ergeyga-igad-iyo-safiirka-imaaraadka.jpg\" alt=\"\" width=\"815\" height=\"543\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/ergeyga-igad-iyo-safiirka-imaaraadka.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/ergeyga-igad-iyo-safiirka-imaaraadka-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 815px) 100vw, 815px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Safiirka Iskutaga Imaraadka Carabta ee Soomaaliya Maxamed Axmed Al Othman ayaa la kulmay Ergeyga gaarka ah ee IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mohamed Ali Guyo, iyaga oo ka wada hadlay xaalada Soomaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labada mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya UAE iyo IGAD, gaar ahaan safaarada Imaaraadka iyo xafiiska IGAD ee Muqdisho, si loo hubiyo taageerada nabad-gelyada iyo xasiloonida Soomaaliya ee labada dhinac.<\/p>\n<p>Guyo ayaa ku ammaanay Imaaraadka dadaalka ay ku bixinayaan taageerada nabadda iyo xasiloonida Soomaaliya iyo doorkooda la xiriira dib u dhiska iyo joogteynta mashaariicda hormarineed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Danjiraha Imaaraadka Carabta ayaa dhinaciisa uga mahad celiyay Ergayga Gaarka ah ee IGAD booqashadiisii wuxuuna ku booriyay in uu dhiirigeliyo kor u qaadista iskaashiga labada xafiis ee IGAD iyo Imaaraadka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee dhaxmara labada dhinac oo looga wada hadlo xaalada Soomaaliya iskaashiga labada xafiis.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41239\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41240\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41242\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Iskutaga Imaraadka Carabta ee Soomaaliya Maxamed Axmed Al Othman ayaa la kulmay Ergeyga gaarka ah ee IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mohamed Ali Guyo, iyaga oo ka wada hadlay xaalada Soomaliya. Labada mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya UAE iyo IGAD, gaar ahaan safaarada Imaaraadka iyo xafiiska IGAD ee Muqdisho, si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41368,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41367","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41367","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41367"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41367\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41370,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41367\/revisions\/41370"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41368"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41367"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41367"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41367"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}