{"id":41350,"date":"2017-11-05T19:47:34","date_gmt":"2017-11-05T16:47:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41350"},"modified":"2017-11-05T19:49:39","modified_gmt":"2017-11-05T16:49:39","slug":"taliska-ciidamada-amisom-oo-sheegey-in-talaabooyin-cusub-ay-qaadayaan-kuwaasoo-la-xiriira-xagga-amniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/taliska-ciidamada-amisom-oo-sheegey-in-talaabooyin-cusub-ay-qaadayaan-kuwaasoo-la-xiriira-xagga-amniga\/","title":{"rendered":"Taliska Ciidamada Amisom oo sheegey in Talaabooyin Cusub ay Qaadayaan kuwaasoo la xiriira xagga Amniga."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/taliska-amisom1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41351\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/taliska-amisom1.jpg\" alt=\"\" width=\"968\" height=\"544\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/taliska-amisom1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/taliska-amisom1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 968px) 100vw, 968px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Taliska ciidamada AMISOM ayaa sheeegay inay qaadayaan tallaabooyin dib u habayn ah oo la jaanqaadaya Qorshayaasha la xiriira xaqiijinta Amniga guud ahaan dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tallaabooyinkan ayaa lagu tilmaamay inay yihiin kuwa is daba-joog ah oo loogu talagalay qaabka ay u howl-galaan ciidmada AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wakiilka gaar ah ee midowga Africa Danjire Francisco Madeira ayaa sheegay in qorshahan uu la jaanqaadayo dhaqdhaqaaqa ciidamada milatariga Itoobiya ee hadda la arkay iyagoo ka gudbaya xadka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madax hawlgalka AMISOM ayaa sheegay in ay toddobaadyada soo socda ay sii wadi doonaan dhaqdhaqaaqa istiraatiijiga ah, kaasi oo aan carqaladeynayn doonin bixinta adeegyada nabad-gelyada ee jira, si loo xaqiijiyo ammaanka dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaraarka golaha amniga ee Qaramada Midoobay ee 2372 (2017) wuxuu ku baaqayaa in xaalad ku saleysan si tartiib tartiib ah, looga saaro ciidamada AMISOM ee Soomaaliya, kaddib tababar xoog ah iyo wacyi-gelin siinta ciidamada ammaanka Qaranka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalintii shalay waxaa magaaalada Muqdisho ka dhacay kulan dhaxmaray madaxda dowladda federaalka iyo wakiilada wadamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya waxaana kulankaasi looga wada hadlayaan qorshayaal la xiriira Amniga Soomaaliya iyo dagaalanka ka dhanka ah Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41239\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41240\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41242\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska ciidamada AMISOM ayaa sheeegay inay qaadayaan tallaabooyin dib u habayn ah oo la jaanqaadaya Qorshayaasha la xiriira xaqiijinta Amniga guud ahaan dalka Soomaaliya. Tallaabooyinkan ayaa lagu tilmaamay inay yihiin kuwa is daba-joog ah oo loogu talagalay qaabka ay u howl-galaan ciidmada AMISOM. Wakiilka gaar ah ee midowga Africa Danjire Francisco Madeira ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41351,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41350","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41350","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41350"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41350\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41353,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41350\/revisions\/41353"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41351"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41350"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41350"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41350"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}