{"id":41344,"date":"2017-11-04T18:32:37","date_gmt":"2017-11-04T15:32:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41344"},"modified":"2017-11-04T18:55:24","modified_gmt":"2017-11-04T15:55:24","slug":"shirkii-u-socdey-madaxda-maamul-goboleedyada-iyo-dawladda-dhexe-oo-la-filayo-in-goaano-kasoo-baxaan-dhawaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/shirkii-u-socdey-madaxda-maamul-goboleedyada-iyo-dawladda-dhexe-oo-la-filayo-in-goaano-kasoo-baxaan-dhawaan\/","title":{"rendered":"SHirkii u Socdey Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Dawladda DHexe oo la Filayo in Go&#8217;aano kasoo Baxaan dhawaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/shir-wada-tashi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41345\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/shir-wada-tashi.jpg\" alt=\"\" width=\"900\" height=\"479\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/shir-wada-tashi.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/shir-wada-tashi-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 900px) 100vw, 900px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyo shirka maalmihii ugu danbeeyayba u socday madaxda dowladda federalka Soomaaliya iyo kuwa maamul gobolleedyada, iyadoo lagu wado in gabagabada shirka laga soo saaro War-murtiyeed la xiriira qodobada lagu heshiiyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinacayada shirka ka qeybgalaya ayaa xalay oo dhan ku laha xarunta madaxtooyada Soomaaliya kulamo gaar gaar ah oo looga arisanayay qodobada lagu leysku hayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qodobada la isku hayay ayaa ka mid ahaa arrimaha siyaasadda ee khilaafka salka u ah, qeybsiga kheyraadka, arrimaha dib u eegista dastuurka, amniga, iyo kuwa kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxda dowladda federaalka ayaa dhinaca kale ku dadaalaya in la xaliyo mashkaladaha siyaasadeed ee ka taagan maamul gobolleedyada qaar sida Galmudug iyo Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa wajahaya culeys siyaasadeed oo uga imanaya xildhibaannada maamul Koonfur Galbeed oo wada mooshin ka dhan ah oo xilka looga qaadayo, halka dhinaca kale madaxda maamulka Galmudug aysan ka heshiin khilaafka u dhaxeeya oo keenay in qaar ka mid ah xildhibaannada maamulka ku dhawaaqaan in ay xilkii ka qaadeen madaxweyne Xaaf.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41239\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41240\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41242\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyo shirka maalmihii ugu danbeeyayba u socday madaxda dowladda federalka Soomaaliya iyo kuwa maamul gobolleedyada, iyadoo lagu wado in gabagabada shirka laga soo saaro War-murtiyeed la xiriira qodobada lagu heshiiyay. Dhinacayada shirka ka qeybgalaya ayaa xalay oo dhan ku laha xarunta madaxtooyada Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41345,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41344","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41344","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41344"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41344\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41347,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41344\/revisions\/41347"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41345"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41344"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41344"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41344"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}