{"id":41301,"date":"2017-11-02T18:53:53","date_gmt":"2017-11-02T15:53:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41301"},"modified":"2017-11-02T18:56:01","modified_gmt":"2017-11-02T15:56:01","slug":"mweynaha-kgalbeed-shariif-xasan-sheekh-aadan-oo-barlamaanka-maamulkasi-mooshin-ka-keeney","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/mweynaha-kgalbeed-shariif-xasan-sheekh-aadan-oo-barlamaanka-maamulkasi-mooshin-ka-keeney\/","title":{"rendered":"M\/weynaha K\/galbeed Shariif Xasan SHeekh Aadan oo Barlamaanka Maamulkasi Mooshin ka keeney."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/shariif-sakiin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41302\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/shariif-sakiin.jpg\" alt=\"\" width=\"945\" height=\"536\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/shariif-sakiin.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/shariif-sakiin-300x170.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 945px) 100vw, 945px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in illaa 50 Xildhibaan ay saxiixeen mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada aya madaxweynaha Koonfur Galbeed ku eedeeyay xil gudasho la\u2019aan iyo ku tumasho dastuurka maamulkaas iyo kan dowladda Federaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa lagu eedeeyay in xilligan xildhibaanada iyo madaxweynaha Koofur Galbeed aanu wada shaqeyn ka dhaxeyn, isla markaana xilkii loo igmaday uu gudan waayay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaanada Koofur Galbeed ayaa maalmihii la soo dhaafay ku kala qeybsanaa mooshin xilka looga qaadayo Shariif Xasan, waxaana tani ay ka dhigan tahay in Xildhibaanadii mooshinka saxiixay inay gaareen hadafkooda koowaad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Baydhabo ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ka jiray dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed, waxaana la sheegay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ay magaalada Baydhabo u joogaan arrimo la xiriira ololaha ka dhanka ah Shariif Xasan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lama oga xaalada siyaasadeed ee ka jirta Koofur Galbeed halka ay ku dambeyn doonto, waxaana Shariifka xilligan la sheegay inay xaalada ku xun tahay, maadaama uu wajahayo mucaarado xooggan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41239\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41240\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41242\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in illaa 50 Xildhibaan ay saxiixeen mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan. Xildhibaannada aya madaxweynaha Koonfur Galbeed ku eedeeyay xil gudasho la\u2019aan iyo ku tumasho dastuurka maamulkaas iyo kan dowladda Federaalka. Sidoo kale waxaa lagu eedeeyay in xilligan xildhibaanada iyo madaxweynaha Koofur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41302,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41301","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41301","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41301"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41301\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41304,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41301\/revisions\/41304"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41302"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41301"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41301"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41301"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}