{"id":41284,"date":"2017-11-02T03:16:29","date_gmt":"2017-11-02T00:16:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41284"},"modified":"2017-11-02T03:17:19","modified_gmt":"2017-11-02T00:17:19","slug":"ciidamo-ay-taba-bartey-dawladda-imaaraadka-oo-lagu-wareejiye-dawladda-federalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/ciidamo-ay-taba-bartey-dawladda-imaaraadka-oo-lagu-wareejiye-dawladda-federalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ciidamo ay Taba bartey Dawladda Imaaraadka oo lagu Wareejiye Dawladda federalka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/ciidan-imaaraad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41285\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/ciidan-imaaraad.jpg\" alt=\"\" width=\"903\" height=\"501\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/ciidan-imaaraad.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/ciidan-imaaraad-300x166.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 903px) 100vw, 903px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ku wareejiysay dowladda Soomaaliya 311 askari oo ay tababar saddex bilood ah ugu soo gabagabeeyeen magaaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Munaasabada wareejinta ciidamada ayaa ka dhacday Xerada Jeneraal Gordan iyadoo lagu wareejiyay dalka ciidamada xoogga Ciidamadan gaaraya 311 askari oo qalabkooda u dhameystiran yahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Munaasabadda ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre, Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jen. C\/wali Jaamac Gorod, Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cusmaan Xamaadi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa uga mahad celiyay Imaaraadka Carabta, sida ay u taageerto Ciidamada xoogga dalka, waxaana uu xusay in ciidamadan ay ka qeyb qaadan doonaan dagaalka la doonayo in Al-Shabaab looga saaro deegaanada ay ku sugan yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Nov\/2017111636451279136061166kher2.jpg\" alt=\"\" width=\"657\" height=\"360\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Ciidamadan gaaraya 311 askari ayaa loo dhameystiray hub iyo gaadiid dagaal, waana markii u horeysay ee Imaaraadka Carabta ciidamo ay tababaraan ku wareejiyaan Taliska Ciidanka xoogga dalka, halka markii hore ciidamada ay tababareen ay amnigooda sugayeen xeradooda iyo safaaradooda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan ku dhawaaqday howl gal ka dhan ah Al-Shabaab, waxaana ay sheegtay in ciidamada kala duwan ee qalabka sida ka qeyb qaadanayaan howl galada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41239\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41240\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41242\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ku wareejiysay dowladda Soomaaliya 311 askari oo ay tababar saddex bilood ah ugu soo gabagabeeyeen magaaalada Muqdisho. Munaasabada wareejinta ciidamada ayaa ka dhacday Xerada Jeneraal Gordan iyadoo lagu wareejiyay dalka ciidamada xoogga Ciidamadan gaaraya 311 askari oo qalabkooda u dhameystiran yahay. Munaasabadda ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41285,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41284","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41284","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41284"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41287,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41284\/revisions\/41287"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41285"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}