{"id":41280,"date":"2017-11-02T00:41:50","date_gmt":"2017-11-01T21:41:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41280"},"modified":"2017-11-02T00:43:26","modified_gmt":"2017-11-01T21:43:26","slug":"gudoomiyihii-barlamaanka-iyo-mweyne-ku-xigeenkii-galmudug-oo-mweyne-farmaajo-kulan-la-qaatey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/gudoomiyihii-barlamaanka-iyo-mweyne-ku-xigeenkii-galmudug-oo-mweyne-farmaajo-kulan-la-qaatey\/","title":{"rendered":"Gudoomiyihii Barlamaanka iyo M\/weyne ku xigeenkii Galmudug oo M\/weyne Farmaajo Kulan la qaatey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/galmudug-khilaaf.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41281\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/galmudug-khilaaf.jpg\" alt=\"\" width=\"832\" height=\"624\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/galmudug-khilaaf.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/galmudug-khilaaf-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 832px) 100vw, 832px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya \u00a0Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay madaxweyne ku -xigeenka iyo guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey iyo Cali Gacal Casir iyo guddoomiye ku-xigeenka labaad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulankan ayaa ahaa mid looga hadlayay xal u helida khilaafka Galmudug, iyadoo madaxweyne Farmaajo uu bilaabo waan waan uu ka dhex wado Madaxda Galmudug ee uu khilaafka u dhaxeeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka ayaa la sheegay in uu hordhac u yahay kulan guud oo la faliyo in uu dhaxmaro madaxda maamulka Galmudug ee Khaliifku u dhaxeeyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa maalmo ka hor mas\u2019uuliyiintan ugu yeeray inay yimaadaan magaalada Muqdisho, si wadatashi loola yeesho, islamarkaana loo xaliyo khilaafka ka jira Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khilaafka ka dhex bilowday maamulka Galmudug ayaa ka dhashay go\u2019aankii madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu ku taageeray isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka, waxaana go\u2019aankaas ka hor-yimid madaxweyne ku-xigeenka iyo guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41239\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41240\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41242\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya \u00a0Maxamed C\/llaahi Farmaajo ayaa xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay madaxweyne ku -xigeenka iyo guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey iyo Cali Gacal Casir iyo guddoomiye ku-xigeenka labaad. Kulankan ayaa ahaa mid looga hadlayay xal u helida khilaafka Galmudug, iyadoo madaxweyne Farmaajo uu bilaabo waan waan uu ka dhex wado Madaxda Galmudug [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41281,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41280","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41280","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41280"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41280\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41283,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41280\/revisions\/41283"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41281"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41280"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41280"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41280"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}