{"id":41276,"date":"2017-11-01T22:15:22","date_gmt":"2017-11-01T19:15:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41276"},"modified":"2017-11-01T22:23:48","modified_gmt":"2017-11-01T19:23:48","slug":"kulan-loogu-magac-darey-la-xisaabtan-amni-oo-dhalinyaro-is-abaabushey-muqdisho-ku-qabatey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/kulan-loogu-magac-darey-la-xisaabtan-amni-oo-dhalinyaro-is-abaabushey-muqdisho-ku-qabatey\/","title":{"rendered":"Kulan loogu Magac Darey La Xisaabtan Amni oo DHalinyaro is Abaabushey Muqdisho ku Qabatey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/dhalinyaro1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41278\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/dhalinyaro1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"789\" height=\"527\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/dhalinyaro1-1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/dhalinyaro1-1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 789px) 100vw, 789px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kulan wayn oo ay isugu yimaadeen Dhalinyaradda kala duwan ee\u00a0 degmooyinka Magaalada Moqdishu ayaa lagu lafa guray\u00a0 cidda qaadanaysa mas\u2019uuliyadda\u00a0 xasuuqyadda is xigxiga ee shacabka degan magaaladda Moqdishu ku habsaday.<\/p>\n<p>Kulanka oo cinwaan looga dhigay \u201c isla xisaabtan\u201d ayaa dhaliilo kal duwan loogu soo jeediyay\u00a0 dowladda Soomaaliya.\u00a0 Xasuuqii October\u00a0 ee 400+ ka badan lagu dilay iyo qaraxyadda joogtada ah ee Magaaladda ka dhacaya ayay sheegeen in lagula xisaabtamo Dowalada Soomaliya.<\/p>\n<p>\u201c Markaad waddo kasto xirto, gaari kastana baarto ee haddana gaari xamuul ah oo 1000 qof wax yeelayna kara uu shan baro baaritaan oo ay ciidamadda dowladdu fadhiyaan ka soo gudbo waa in aad mas\u2019uuliyadiisa qaadataa\u201d waxaa saas yiri Dr Cumar Adan Rooble oo ka mid ahaa aqoonyahanadii soo qaban qaabiyay kulanka.<\/p>\n<p>Dhinica kale, waxa kulanka su\u2019aalo la iskaga weydiiyay qaab fikireedka iyo qaab dhaqameedka Hogaanka Soomaliya. \u201c markuu qaraxii weynaa 14 Octobor dhacay ee ay Soomaali oo dhan u istaagtay in wax qabasadaan intii shacabka hogaan loo noqon lahaa, waxaa lagu badalay Safaro dalalka dariska ah, Turkiga iyo in isku soo baxyo la qabto.\u201d Waxaa saas yiri Ahmed Abdihadi oo ka mid ahaa soo qaban-qaabiyaasha kulanka.<br \/>\n<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Nov\/2017111636451122876429461222.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Waxaa asna kulanka ka hadaly aqoonyahano Soomaliyeed oo dhaliil u soo jeediyay la taliyaasha madaxda Soomaaliya \u201c Runtii dad badan oo manta madaxweynaha ku hareersan\u00a0 ma ah kuwa karti u leh ee dalka wax samata bixin kara keenikara. Yurub iyo Maraykanka ayay ku soo wareen.\u201d Ahmed Ciisa Guutale ayaa isna sidaa yiri.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa lagu soo jeediyay talooyin ay ka midyihiin in ay dhalinyarado horseedaan is badal balaaran oo dalka ka dhaca.<\/p>\n<p>Kadib xasuuqii 14 Octobor\u00a0 ka dhacay magaalada Muqdishu,\u00a0 waxaa\u00a0 bilowday dareen iyo cabsi adag oo laga qabo in qaraxyo kaas la mid ah ay magaaladda ka dhacaan.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, aqooyahanada iyo dhallinyada ayaa wal wal ka muujiyay hugaan xumida madaxda hada talada haysa oo ay ugu horeeyaan madaxwaynaha iyo rayiisul wasaaraha iyo maarayn la aanta is-qabqabsiga siyaasadeed ee dawlad goboleedyada iyo DF.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/dhalinyaro1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41277\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/dhalinyaro1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"441\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/dhalinyaro1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/dhalinyaro1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41239\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41240\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41242\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Kulan wayn oo ay isugu yimaadeen Dhalinyaradda kala duwan ee\u00a0 degmooyinka Magaalada Moqdishu ayaa lagu lafa guray\u00a0 cidda qaadanaysa mas\u2019uuliyadda\u00a0 xasuuqyadda is xigxiga ee shacabka degan magaaladda Moqdishu ku habsaday. Kulanka oo cinwaan looga dhigay \u201c isla xisaabtan\u201d ayaa dhaliilo kal duwan loogu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41277,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41276","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41276","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41276"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41276\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41279,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41276\/revisions\/41279"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41277"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41276"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41276"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41276"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}