{"id":41268,"date":"2017-11-01T21:06:56","date_gmt":"2017-11-01T18:06:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41268"},"modified":"2017-11-01T21:22:41","modified_gmt":"2017-11-01T18:22:41","slug":"xeerka-argagixisa-la-dirirka-oo-la-sheegey-in-maalmaha-soo-socda-la-hor-geynayo-barlamaanka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/11\/xeerka-argagixisa-la-dirirka-oo-la-sheegey-in-maalmaha-soo-socda-la-hor-geynayo-barlamaanka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xeerka Argagixisa La Dirirka oo la Sheegey in Maalmaha soo socda la Hor geynayo Barlamaanka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/barlamaanka-df.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41269\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/barlamaanka-df.jpg\" alt=\"\" width=\"878\" height=\"585\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/barlamaanka-df.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/barlamaanka-df-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 878px) 100vw, 878px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiga difaaca baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in xildhibaanada golaha shacabka ay si deg deg ah ku horgeyn doonaan sharciga la dagaalanka argagixisada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo ah Xoghayaha guddiga difaaca baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan sidii xildhibaanada ay u horgeyn lahaayeen sharciga la dagaalanka argagixisada, si awood dheeraad ah ay u helaan laamaha amniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay shacabka Soomaaliyeed in ay u baahan yihiin amni, wuxuuna tilmaamay mar walba in aan loo baahneyn Tacsi iyo Baroordiiq, balse muhiim ay tahay in lala yimaado qorshe midkaas ka duwan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Xildhibaan Sadiiq Warfaa ayaa sheegay xukuumadda gaar ahaan ra\u2019iisul w asaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre in ay ka codsadeen hadii loo baahdo lacag deg deg ah oo lagu dardar gelinayo amniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalin ka hor Muqdisho waxaa kulan ku yeeshay guddiyada difaaca iyo Amniga, kadib markii Baarlamaanka ay u gudbiyeen Mooshin la xiriira xaalada amni ee dalka, maadaama ay kordheen Qaraxyada ururka Al-shabaab ay ka geystaan Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41239\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41240\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41242\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Guddiga difaaca baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in xildhibaanada golaha shacabka ay si deg deg ah ku horgeyn doonaan sharciga la dagaalanka argagixisada. Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo ah Xoghayaha guddiga difaaca baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan sidii xildhibaanada ay u horgeyn lahaayeen sharciga la dagaalanka argagixisada, si awood dheeraad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41269,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-41268","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41268","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41268"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41268\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41271,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41268\/revisions\/41271"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41269"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41268"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41268"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41268"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}