{"id":4126,"date":"2011-11-13T17:25:30","date_gmt":"2011-11-13T17:25:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4126"},"modified":"2011-11-13T18:31:10","modified_gmt":"2011-11-13T18:31:10","slug":"wasiiro-ka-tirsan-xukuumada-gaas-oo-lagu-wado-in-xil-ka-qaadis-lagu-sameeyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/wasiiro-ka-tirsan-xukuumada-gaas-oo-lagu-wado-in-xil-ka-qaadis-lagu-sameeyo\/","title":{"rendered":"Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Gaas Oo Lagu Wado In Xil ka Qaadis lagu Sameeyo"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/Calamada-Xukuumada11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4141\" title=\"Calamada-Xukuumada1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/11\/Calamada-Xukuumada11.jpg\" alt=\"\" width=\"230\" height=\"160\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya (wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee warsom.com)<\/p>\n<p>Sida Ilo wareedyo Lagu Kalsoonaan Karo oo Ku Sugan Xafiiska R\/waaare Gaas ay U Xaqiijnayan Wakaaladda Wararka warsom Waxaa Lagu Wadaa In Waqtiyada nagu Soo aadan Xilka Laga Tiriyo qaar ka Mid ah wasiirada Xukuumada R\/wasaare C\/wali Maxamed Cali Ka Dib Markii Lagu Eedeeyey In ay Gudan waayen Waajibaadkii Loo Idmaday<\/p>\n<p>Wasiirada Xilka Laga qaadi Rabo ayaa waxaa Ka Mid ah wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Amniga Qaran, Wasiirka Gaashaandhiga Iyo wasiirka Warfaafinta ee Xukuumada Gaas<\/p>\n<p>Haddaba Xogtaan ay Warsom ka Heshay Ilo Ku Dhaw Xafiiska R\/wasaaraha ayaa Waxa Xitaa Suura Gal ah In Laga Noqdo Go&#8217;aankaani haddii ay wada hadalo sameeyaan R\/wasaaraha Madaxweynaha Iyo Gudoomiyaha Baarlamanaka Sida ay Inoo cadeynayaan Ilo wareedkeena Maadama aysan Isku raacsanayn Xilka qaadista<\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya (wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee warsom.com)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee warsom.com) Sida Ilo wareedyo Lagu Kalsoonaan Karo oo Ku Sugan Xafiiska R\/waaare Gaas ay U Xaqiijnayan Wakaaladda Wararka warsom Waxaa Lagu Wadaa In Waqtiyada nagu Soo aadan Xilka Laga Tiriyo qaar ka Mid ah wasiirada Xukuumada R\/wasaare C\/wali Maxamed Cali Ka Dib Markii Lagu Eedeeyey In ay Gudan waayen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4126","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4126","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4126"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4126\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4132,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4126\/revisions\/4132"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4126"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4126"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4126"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}