{"id":41258,"date":"2017-10-31T22:00:35","date_gmt":"2017-10-31T19:00:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41258"},"modified":"2017-10-31T22:00:50","modified_gmt":"2017-10-31T19:00:50","slug":"wasaaradda-warfaafinta-soomaaliya-oo-furtey-shir-wada-tashi-ay-yeelanayaan-wasaaradaha-warfaafinta-mgoboleedyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/wasaaradda-warfaafinta-soomaaliya-oo-furtey-shir-wada-tashi-ay-yeelanayaan-wasaaradaha-warfaafinta-mgoboleedyada\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo Furtey SHir Wada tashi ay yeelanayaan Wasaaradaha Warfaafinta M\/goboleedyada."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/shirka-soomaaliya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41259\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/shirka-soomaaliya.jpg\" alt=\"\" width=\"1032\" height=\"581\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/shirka-soomaaliya.jpg 1032w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/shirka-soomaaliya-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/shirka-soomaaliya-768x432.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/shirka-soomaaliya-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1032px) 100vw, 1032px\" \/><\/a>Shirka oo ay ka qeybgalayaan dhamaan wasiirada warfaafinta dowlad gobolleedyada dalka ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska dowladda federaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Furitaanka shirka ayaa waxaa ka qeybgalay wasiirka wasaarada warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Cismaan Yariisoow, guddoomiyaha guddiga warfaafinta baarlamanka, xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, iyo dhamaan wasiirada dowlad gobolleedyada Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirka oo socon doona muddo Labo cisho ah ayaa looga wada hadlayaan iskaashiga warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo tan dowladda, mideynta xiriirka wada shaqeynta u dhaxeysa labada dhinac . xeerka saxaafada hor yeela baarlamaanka iyo ka shaqeynta nabada ee guud ahaan hay\u2019adda warbaahinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kulanka ayaa noqonaya kii ugu ballaarnaa ee dhinacyada ay arintan quseysa ay ku yeeshaan magalada Muqdisho<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41239\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41240\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41242\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-4.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka oo ay ka qeybgalayaan dhamaan wasiirada warfaafinta dowlad gobolleedyada dalka ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska dowladda federaalka. Furitaanka shirka ayaa waxaa ka qeybgalay wasiirka wasaarada warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Cismaan Yariisoow, guddoomiyaha guddiga warfaafinta baarlamanka, xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, iyo dhamaan wasiirada dowlad gobolleedyada Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41259,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41258","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41258","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41258"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41258\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41260,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41258\/revisions\/41260"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41259"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41258"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41258"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41258"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}