{"id":41246,"date":"2017-10-31T20:49:07","date_gmt":"2017-10-31T17:49:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41246"},"modified":"2017-10-31T20:53:48","modified_gmt":"2017-10-31T17:53:48","slug":"gudigga-amniga-iyo-difaaca-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-kulan-ku-yeeshey-villa-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/gudigga-amniga-iyo-difaaca-barlamaanka-federalka-soomaaliya-oo-kulan-ku-yeeshey-villa-hargeysa\/","title":{"rendered":"Gudigga Amniga iyo Difaaca Barlamaanka Federalka Soomaaliya oo Kulan ku yeeshey Villa Hargeysa."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/gudiga-amniga-iyo-difaaca-barla.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41247\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/gudiga-amniga-iyo-difaaca-barla.jpg\" alt=\"\" width=\"813\" height=\"610\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/gudiga-amniga-iyo-difaaca-barla.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/gudiga-amniga-iyo-difaaca-barla-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 813px) 100vw, 813px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiyada Amniga iyo Difaaca ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa shalay gelinkii dambe kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa, iyagoo kulankan looga hadlay xaaladaha amni ee dalka iyo mooshinkii shalay la horgeeyay Baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kusimaha Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna Guddoomiye kuxigeenka 1aad C\/wali Ibraahim Muudey ayaa ku wargeliyay Guddiyada Amniga iyo difaaca inay ka shiraan mooshinka, si maalmaha soo socda loo horkeeno Baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labada Guddi oo ay Guddoomiye u yihiin Fowziyo Maxamed Sheekh oo ah Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Xuseen Carab Ciise oo ah Guddoomiyaha Guddiga difaaca ayaa waxay isla garteen in maalmaha soo socda mooshinkan looga doono kulamada baarlamaanka<\/p>\n<p align=\"justify\">Xubanaha labada guddi ayaa qaarkood sheegay in xaalada amni ee dalka ay maalmihii la soo dhaafay sii xumaanayeen, isla markaana loo baahan yahay in Baarlamaanka iska xil saaro ammaanka dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas\u2019uuliyiinta Hey\u2019addaha amniga ayaa laga yaabaa inta ay socoto dooda mooshinka looga yeero kulanka, si su\u2019aalo looga weydiiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mooshinkan ku saabsan amniga ee loo gudbiyay Guddoonka Golaha shacabka ayaa ku soo beegmaya, iyadoo maalin ka hor Golaha Wasiirada ay xil ka qaadis ku sameeyeen Taliyeyaasha Booliska iyo Nabadsugida.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41239\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-5-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41240\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-4-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41241\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-4-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Guddiyada Amniga iyo Difaaca ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa shalay gelinkii dambe kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa, iyagoo kulankan looga hadlay xaaladaha amni ee dalka iyo mooshinkii shalay la horgeeyay Baarlamaanka. Kusimaha Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna Guddoomiye kuxigeenka 1aad C\/wali Ibraahim Muudey ayaa ku wargeliyay Guddiyada Amniga iyo difaaca inay ka shiraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41247,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41246","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41246","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41246"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41246\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41249,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41246\/revisions\/41249"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41247"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41246"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41246"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41246"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}