{"id":41234,"date":"2017-10-31T17:53:35","date_gmt":"2017-10-31T14:53:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41234"},"modified":"2017-10-31T17:53:55","modified_gmt":"2017-10-31T14:53:55","slug":"xukuumadda-soomaaliya-oo-sheegtey-in-ay-ka-goantahey-la-shaqeynta-dawlad-goboleedyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/xukuumadda-soomaaliya-oo-sheegtey-in-ay-ka-goantahey-la-shaqeynta-dawlad-goboleedyada\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Soomaaliya oo Sheegtey in ay ka Go&#8217;antahey La Shaqeynta Dawlad Goboleedyada."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khatre-rwasare.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41235\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khatre-rwasare.jpg\" alt=\"\" width=\"842\" height=\"561\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khatre-rwasare.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khatre-rwasare-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 842px) 100vw, 842px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo bilaha soo socda sidii looga wada shaqeyn lahaa sidii dalka loo xoreyn lahaa, kadib khudbad uu xalay ka jeediyay shirka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa sheegay in xukuumadda federaalka ay ka go\u2019an tahay in ay la shaqeyso xubnaha kale ee wasiirada dowlad gobolleedyada, sidoo kalena la dardar geliyo shaqooyinka kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in waajibaadka qof walba hor yaala tahay oo kaliya sida uu hadalka u dhigay in lala wada dagaalamo Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan soo dhaweynayaa fikirka ah bilaha soo socda in kuligeen aan ka wada shaqeyno sidii loo xoreyn lahaa dalka, sida uu ku baaqay madaxweynaha, xukuumadda waxaa ka go\u2019an in ay la shaqeyso xubnaha kale ee wasiirada dowlad goboleedyada\u201d ayuu yiri Khayre.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay dowladnimada in laga balaarin doono Muqdisho, lana gaarsiin doono dhammaan gobolada dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada uga socda magaalada Muqdisho ayaa waxaa la filayaa in lagu dhameeyo mad madowga yar yar ee ka dhexjira labada dhinac iyo qodobo kale oo ay ka mid yihiin xoojinta ammaanka dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo bilaha soo socda sidii looga wada shaqeyn lahaa sidii dalka loo xoreyn lahaa, kadib khudbad uu xalay ka jeediyay shirka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada. Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa sheegay in xukuumadda federaalka ay ka go\u2019an tahay in ay la shaqeyso xubnaha kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41235,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41234","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41234","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41234"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41234\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41237,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41234\/revisions\/41237"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41235"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41234"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41234"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41234"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}