{"id":41223,"date":"2017-10-30T18:04:07","date_gmt":"2017-10-30T15:04:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41223"},"modified":"2017-10-30T18:18:36","modified_gmt":"2017-10-30T15:18:36","slug":"dalka-sucuudiga-oo-haweenka-loo-ogolaanayo-in-ay-ciyaaraha-saawadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/dalka-sucuudiga-oo-haweenka-loo-ogolaanayo-in-ay-ciyaaraha-saawadaan\/","title":{"rendered":"Dalka Sucuudiga oo Haweenka loo ogolaanayo in ay Ciyaaraha Saawadaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/dumarka-sucuudiga.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41224\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/dumarka-sucuudiga.jpg\" alt=\"\" width=\"957\" height=\"538\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/dumarka-sucuudiga.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/dumarka-sucuudiga-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 957px) 100vw, 957px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Tani waa xoriyad kale oo dheeraad ah oo la siinayo Dumar Sacuudiga, kaddib markii la sheegay in loo ogolaanayo\u00a0 daawashada ciyaaraha garoommada lagu qabto sannadka soo socda, sida ay masuuliyiintu sheegeen.<\/p>\n<p>Qoysaska ayaa awoodi doona in ay gudaha u gallaan Garoommada ku yaalla saddex magaalo oo waawayn oo kala ah Riyadh, Jeddah iyo Dammam.<\/p>\n<p>Dumar Sacuudiga waxaa muddo dheerba saarnaa xayiraando Jinsi ku salaysan, waa farxad kale oo u soo hooyatay dumar Sacuudiga oo horay loogu ogolaaday in ay kaxeyn karaan gawarida.<\/p>\n<p>Maxamed Bin Salmaan ayaa wada qorsheyaal waawayn oo uu ku casriyaynayo Sacuudiga, kuna kordhinayo dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Waaxda maamusha ciyaaraha Sacuudiga ayaa sheegtay in ay billaabayaan qabanqaabada hirgalinta arrintan si ay u awdoodaan &#8220;in ay qoysaska ugu suuragasho in ay ciyaaraha daawadaan horraanta sannadka 2018ka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Makhaayado, goobaha lagu qaxweeyo iyo shaashado ayaa laga dhisi doonaa garoomada dhexdooda kuwaas oo qayb ka ah isbadallada la samaynayo.<\/p>\n<p>Hadda wixii ka horreeyay garoomada ciyaaruhu goobo rag oo kali ah ayeey ahaayeen, laakiin waxaa muuqata in wixii markan ka danbeya haweenku ku biiri doonaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tani waa xoriyad kale oo dheeraad ah oo la siinayo Dumar Sacuudiga, kaddib markii la sheegay in loo ogolaanayo\u00a0 daawashada ciyaaraha garoommada lagu qabto sannadka soo socda, sida ay masuuliyiintu sheegeen. Qoysaska ayaa awoodi doona in ay gudaha u gallaan Garoommada ku yaalla saddex magaalo oo waawayn oo kala ah Riyadh, Jeddah iyo Dammam. Dumar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41224,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41223","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41223","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41223"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41223\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41226,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41223\/revisions\/41226"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41224"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41223"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41223"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41223"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}