{"id":4121,"date":"2011-11-13T10:04:08","date_gmt":"2011-11-13T10:04:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=4121"},"modified":"2011-11-13T10:04:08","modified_gmt":"2011-11-13T10:04:08","slug":"shiikh-yuusuf-shiikh-ciise-kaba-ku-dukade-oo-dib-ugu-soo-laabaty-magaalada-jowhar-ee-xarunta-gobolka-shdhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/11\/shiikh-yuusuf-shiikh-ciise-kaba-ku-dukade-oo-dib-ugu-soo-laabaty-magaalada-jowhar-ee-xarunta-gobolka-shdhexe\/","title":{"rendered":"Shiikh Yuusuf Shiikh Ciise Kaba-Ku-Dukade Oo Dib Ugu Soo Laabaty Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh\/Dhexe"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya (wakaalada wararka Soomaaliyeed ee warsom.com)<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Gudoomiyaha Xarakada Al Shabaab Ee Gobolka Sh\/dhexe Shiikh Yuusuf Shiikh Ciise Kaba-Ku-Dukade ayaa waxa Uu Dib Ugu Soo Laabaty Gudaha Magaalada Jowhar Ee xarun Gobolleedka Sh\/Dhexe ka Dib Safaro Uu Muddooinkaani Ku Kala Bixinayey Degmooyinka Iyo Tuullooyinka Gobolkaasi<\/p>\n<p>Tan Iyo Markii Shiikh Yuusuf Shiikh Ciise Kaba-Ku-Dukade Loo Magcaabay Gudoomiyaha xarakada Al Shabaab ee goboklka Sh\/dhexe ayaa Wax Uu Ku Howlanaa In uu ka Dhaadhiciyo odayaasha Iyo wax garadka Gobolkaasi In ay si Hufan U taageeraan maamulkiisa<\/p>\n<p>Sidoo kale Wararka Qaar Ee warsom ay ka Heleyso magaalada Jowhar Iyo Deegaanadii Uu Booqday Shiikh ayaa waxa ay Sheegayaan In Uu Beelaha Dega Gobolkaasi uu ka dalbaday In ay maamulkiisa Ugu Deeqaan Dhallinyaro fara badan Iyagoo Tusaale U Soo qaadanaya Dhallinta Baay Iyo Bakool<\/p>\n<p>Si Kastaba Shiikh Yuusuf Shiikh Ciise Kaba-Ku-Dukade ayaa horey waxa Uu U Ahaa Gudoomiyaha Xarakada al Shabaa ee Gobolka Galgaduud Balse waxaa 21-kii Bisha October Loo Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Sh\/dhexe ee xarakada Al Shabaab<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (wakaalada wararka Soomaaliyeed ee warsom.com)<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (wakaalada wararka Soomaaliyeed ee warsom.com) Gudoomiyaha Xarakada Al Shabaab Ee Gobolka Sh\/dhexe Shiikh Yuusuf Shiikh Ciise Kaba-Ku-Dukade ayaa waxa Uu Dib Ugu Soo Laabaty Gudaha Magaalada Jowhar Ee xarun Gobolleedka Sh\/Dhexe ka Dib Safaro Uu Muddooinkaani Ku Kala Bixinayey Degmooyinka Iyo Tuullooyinka Gobolkaasi Tan Iyo Markii Shiikh Yuusuf Shiikh Ciise Kaba-Ku-Dukade Loo Magcaabay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-4121","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4121","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4121"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4121\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4123,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4121\/revisions\/4123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4121"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4121"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4121"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}