{"id":41191,"date":"2017-10-29T21:30:56","date_gmt":"2017-10-29T18:30:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41191"},"modified":"2017-10-29T21:35:09","modified_gmt":"2017-10-29T18:35:09","slug":"hawl-galkii-hotel-nasa-hablod2-oo-saraakiisha-amnigu-sheegeen-in-la-soo-afjareydhimashada-iyo-dhaacu-intee-la-egyahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/hawl-galkii-hotel-nasa-hablod2-oo-saraakiisha-amnigu-sheegeen-in-la-soo-afjareydhimashada-iyo-dhaacu-intee-la-egyahey\/","title":{"rendered":"Hawl Galkii Hotel Nasa Hablod2 oo Saraakiisha Amnigu Sheegeen in La Soo Afjarey\/dhimashada iyo Dhaacu intee la egyahey?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">\u00a0<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/naasa-hablood-qarax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41192\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/naasa-hablood-qarax.jpg\" alt=\"\" width=\"851\" height=\"638\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/naasa-hablood-qarax.jpg 560w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/naasa-hablood-qarax-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 851px) 100vw, 851px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha hay\u2019addaha Amniga Soomaaliya ayaa sheegay in ay soo afjareen weerarkii hoteelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho oo dabley hubeysan ay shalay gudaha u galeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Tirada dhimashada ayaa la sheegayaa in ay ka badan tahay 20 qof halka dhaawacuna uu ka badan yahay 30 qof.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inta la xaqiijiyay dadka dhintay waxaa ku jira mas&#8217;uul ka tirsan guddiga taakuleynta ciidamada islamarkaana ahaan jiray xildhibaan ka tirsan baarlamaanka iyo wasiir ka tirsan maamulka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay ka tacsiyeeyay dadkii weerarkaasi lagu dilay, waxa uuna sheegay in weerarada Al-Shabaab aysan marnaba niyad jebin doonin dowladdiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegatay mas&#8217;uuliyadda weerarkani, waxa ayna sheegtay in bartilmaameedkoodu ahaa hoteelka Naasa Hablood 2 oo ay sheegeen in ay deganaayeen saraakiil sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaraxyadani ayaa ku soo beegmaya todobaad kaddib qaraxii waynaa ee 14-ka bishan ka dhacay isgoyska Soobe ee isla magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku dhinteen in ka badan 300 oo qof.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Saraakiisha hay\u2019addaha Amniga Soomaaliya ayaa sheegay in ay soo afjareen weerarkii hoteelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho oo dabley hubeysan ay shalay gudaha u galeen. Tirada dhimashada ayaa la sheegayaa in ay ka badan tahay 20 qof halka dhaawacuna uu ka badan yahay 30 qof. Inta la xaqiijiyay dadka dhintay waxaa ku jira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41192,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41191","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41191","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41191"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41191\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41194,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41191\/revisions\/41194"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41192"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41191"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41191"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41191"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}