{"id":41137,"date":"2017-10-27T23:07:03","date_gmt":"2017-10-27T20:07:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41137"},"modified":"2017-10-27T23:11:08","modified_gmt":"2017-10-27T20:11:08","slug":"mweynaha-dalka-turkiga-oo-kulan-la-qaatey-rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/mweynaha-dalka-turkiga-oo-kulan-la-qaatey-rwasaaraha-soomaaliya-xasan-cali-khayre\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Dalka Turkiga oo kulan la Qaatey R\/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali KHayre."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khayre-iyo-erdogan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41138\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khayre-iyo-erdogan.jpg\" alt=\"\" width=\"876\" height=\"583\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khayre-iyo-erdogan.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khayre-iyo-erdogan-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 876px) 100vw, 876px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan dalka Turkiga ayaa la kulmay Madaxweynaha dalkaasi Rajib dayid Erdogan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Erdogan iyo Raiisul Wasaare Khayre ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada dalka iyo xoojinta doorka dowladda Turkigu ka qaadanayso la dagaalanka Al-shabaab oo dowlada Somalia qorsheyneyso iney duulaan ku qaado dhowaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khayre ayaa sidoo kale shalay la kulmay dhigiisa dalka Turkiga, isagoo kala hadlay arrimo ay ka mid yihiin xoojinta amaanka, la dagaalanka argagixsada, iskaashiga dhaqaalaha iyo xoojinta wada shaqaynta labada dawladood.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Turkiga ayaa noqotay dowladdii ugu horeysay ee ka jawaabta gargaarka loo fidiyay dadkii ay wax yeelladu ka soo gaartay qaraxii 14kii bishan ka dhacay Muqdisho, waxaana maalintii xigtay Qaraxa Muqdisho oo gaaray wasiirka caafimaadka Turkiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan dalka Turkiga ayaa la kulmay Madaxweynaha dalkaasi Rajib dayid Erdogan. Madaxweyne Erdogan iyo Raiisul Wasaare Khayre ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada dalka iyo xoojinta doorka dowladda Turkigu ka qaadanayso la dagaalanka Al-shabaab oo dowlada Somalia qorsheyneyso iney duulaan ku qaado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41138,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41137","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41137","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41137"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41137\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41140,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41137\/revisions\/41140"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41138"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41137"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41137"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41137"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}