{"id":41128,"date":"2017-10-27T22:45:21","date_gmt":"2017-10-27T19:45:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41128"},"modified":"2017-10-27T22:48:58","modified_gmt":"2017-10-27T19:48:58","slug":"goobaha-cod-bixinta-doorashada-ku-celiska-aheyd-oo-soo-xirmey-iyadoo-meelaha-qaar-rabshado-ka-dhaceen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/goobaha-cod-bixinta-doorashada-ku-celiska-aheyd-oo-soo-xirmey-iyadoo-meelaha-qaar-rabshado-ka-dhaceen\/","title":{"rendered":"Goobaha Cod bixinta Doorashada Kenya ee ku Celiska aheyd oo Soo Xirmey iyadoo meelaha Qaar Rabshado ka dhaceen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/doorasho-kenya-celis.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41129\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/doorasho-kenya-celis.jpg\" alt=\"\" width=\"1034\" height=\"581\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/doorasho-kenya-celis.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/doorasho-kenya-celis-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1034px) 100vw, 1034px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa xalay soo xirmay goobihii doorashada madaxtinimada dalka Kenya, iyadoo hadda lagu howlan yahay tirinta codkii la dhiibtay si marka danbe loo soo saaro natiijada kama danbeysta ah cidda ku guuleysatay doorashada ku celiska ah ee dalkaasi mar kale ka dhacday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin dhinaca kale marka la eego doorashadan waa ay ka duwaneyd tii dalka dhacday 8dii bishii\u00a0August ee sanadkan marka la eego dhinaca dadka u soo baxay in ay codeeyaan, madaama deegannada ay ku xoogan yihiin mucaaradka aan laga codeyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Rabshado ayaa jiray oo meelaha qaar waxaa laga soo sheegayaa in ay jirto dhimasho kaddib markii ay isku dhaceen dad dibadbaxayay iyo ciidamada booliiska.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lama oga sida uu noqon karo xaalka dalka Kenya marka ugu danbeysa ee lagu dhawaaqo natiijada doorashada oo loo badinayo in uu ku guuleysan doono madaxweyne Uhuru Kenyatta oo ay taageerayaashiisa siweyn ugu soo baxeen codbixinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Raila Odinga ayaa goor hore ugu baaqay taageerayaashiisa in ay ka hor yimaadaan doorashada, islamarkaana qaaddacaan, taasoo keentay dibedbaxyo rabshado wata oo hareeyay qeybo ka mid ah dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa xalay soo xirmay goobihii doorashada madaxtinimada dalka Kenya, iyadoo hadda lagu howlan yahay tirinta codkii la dhiibtay si marka danbe loo soo saaro natiijada kama danbeysta ah cidda ku guuleysatay doorashada ku celiska ah ee dalkaasi mar kale ka dhacday. Laakiin dhinaca kale marka la eego doorashadan waa ay ka duwaneyd tii dalka dhacday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41129,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41128","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41128","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41128"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41128\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41133,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41128\/revisions\/41133"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41129"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41128"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41128"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41128"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}