{"id":41120,"date":"2017-10-27T21:02:22","date_gmt":"2017-10-27T18:02:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41120"},"modified":"2017-10-27T21:05:32","modified_gmt":"2017-10-27T18:05:32","slug":"xukuumadda-soomaaliya-oo-sheegtey-in-ay-mushaaraadka-si-joogta-ah-u-bixiyaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/xukuumadda-soomaaliya-oo-sheegtey-in-ay-mushaaraadka-si-joogta-ah-u-bixiyaan\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtey in ay Mushaaraadka Si Joogta ah u Bixiyaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/bayle-w-maaliyada.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41121\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/bayle-w-maaliyada.jpg\" alt=\"\" width=\"839\" height=\"598\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/bayle-w-maaliyada.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/bayle-w-maaliyada-300x214.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 839px) 100vw, 839px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku sheegtay eedeymo inta badan loo jeediyo oo ah in aysan bixin mishaaradka kala duwan ee shaqaalaha dowladda iyo ciidamada oo marar badan oo hore arrintan cabasho ka keenay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka wasaarada maaliyada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beylle ayaa sheegay in si joogta ah loo bixiyo mishaarka nooc kasta oo uu yahayba, isaga oo meesha ka saaray wararka sheegaya in dowladda aysan mishaar bixin.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaa nasiib wanaag ah qof maanta mishaar uu ka maqan yahay ma jiro, bishii 10aad ayaan ku jirnaa, qof walba marka ay bisha dhamaato mishaarkiisa waa uu hellaa, qof maanta wax nagu leh oo mishaar dowladda ku sheegan kara ma jiro haddii ay jiraan dad noocaas ahna aad ayeey u yar yihiin ayuu yiri\u2019 wasiirka wasaarada maaliyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale wasiirka ayaa ka hor yimid dhaqan sida uu sheegay isaga ka horeeyay oo ah in bisha December aan wax mishaar ah la bixin, arintaa oo uu ku tilmaamay caado xun oo aan sax aheyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Annigu dalkan ma joogin waxaa leygu yiri bisha December mishaar lama qaato, Sabab ? markii aan weydiiyayna Mayee lama qaato ayaa la Igu yiri, Waa caado qalad ah, haddii xitaa fasax lagu jiro sow qofkii uma baahna nolal, sow Gurigiisa wax laguma kariyo, sow Leyrkii lagama doonayo, meel ay arintaa ka timid garan maayo, aduunyada bisha aad shaqeyso lacag baad leedahay, xitaa haddii aadan shaqeyn oo aad shaqaale tahay xuquuq ayaa jirta\u2019\u2019 ayuu yiri wasiirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiir Beyle ayaa ugu danbeyntii rajo wanaagsan ka muujiyay in Soomaaliya laga dhaafo sida uu hadalka u dhigay deymaha laga leeyahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku sheegtay eedeymo inta badan loo jeediyo oo ah in aysan bixin mishaaradka kala duwan ee shaqaalaha dowladda iyo ciidamada oo marar badan oo hore arrintan cabasho ka keenay. Wasiirka wasaarada maaliyada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beylle ayaa sheegay in si joogta ah loo bixiyo mishaarka nooc kasta oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41121,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41120","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41120","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41120"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41120\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41123,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41120\/revisions\/41123"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41121"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41120"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41120"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41120"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}