{"id":41086,"date":"2017-10-26T20:22:43","date_gmt":"2017-10-26T17:22:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41086"},"modified":"2017-10-26T20:28:50","modified_gmt":"2017-10-26T17:28:50","slug":"goobaha-cod-bixinta-ee-dalka-kenya-oo-ay-maanta-u-dareereen-shacabka-reer-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/goobaha-cod-bixinta-ee-dalka-kenya-oo-ay-maanta-u-dareereen-shacabka-reer-kenya\/","title":{"rendered":"Goobaha Cod Bixinta ee Dalka Kenya oo ay Maanta u Dareereen Shacabka Reer Kenya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/codbixin-kenya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41087\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/codbixin-kenya.jpg\" alt=\"\" width=\"916\" height=\"588\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/codbixin-kenya.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/codbixin-kenya-300x193.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 916px) 100vw, 916px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Shacabka ku dhaqan dalka Kenya ayaa maanta oo Khamiis ah u dareeray goobaha cod bixinta ee doorashada ku celiska ah ee horay u go\u2019aamisay Maxkamadda sare ee dalka Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ammaanka ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaa ciidamo la geeyay goobaha ay ka socoto cod bixinta oo ay dadka safaf dhaadheer ugu jiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Goobaha cod bixinta ayaa saaka abaarihii 6-dii subaxnimo la furay, waxaana cod bixinta meelaha qaar ku bilaabatay si degan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Balse deegaanada ay mucaaradka ku xooggan yihiin ayaa waxaa ka bilowday rabshado, halka meelaha qaar aanay dadka guryahooda ka soo bixin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa ugu baaqay dadka Kenya inay codeeyaan, isla markaana ammaanka la ilaaliyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga ayaa qaadacay doorashadan ku celiska ah, isagoo ugu baaqay taageerayaashiisa in aysan codeyn.<\/p>\n<p align=\"justify\">Horaantii bishii September ayay aheyd markii Maxkamadda sare ee dalka Kenya ay laashay natiijadii doorashadii 8 August uu ku guuleystay Uhuru Kenyatta, waxaana Maxkamaddu ku amartay in la qabto doorasho ku celis ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shacabka ku dhaqan dalka Kenya ayaa maanta oo Khamiis ah u dareeray goobaha cod bixinta ee doorashada ku celiska ah ee horay u go\u2019aamisay Maxkamadda sare ee dalka Kenya. Ammaanka ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaa ciidamo la geeyay goobaha ay ka socoto cod bixinta oo ay dadka safaf dhaadheer ugu jiraan. Goobaha cod [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41087,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41086","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41086","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41086"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41086\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41089,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41086\/revisions\/41089"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41087"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41086"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41086"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41086"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}