{"id":41078,"date":"2017-10-26T01:39:57","date_gmt":"2017-10-25T22:39:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41078"},"modified":"2017-10-26T01:45:10","modified_gmt":"2017-10-25T22:45:10","slug":"craxmaan-caynte-dhawaanna-loo-magacaabey-safiirka-soomaaliya-u-fadhiya-dalka-uk-oo-xilkaasi-iska-casiley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/craxmaan-caynte-dhawaanna-loo-magacaabey-safiirka-soomaaliya-u-fadhiya-dalka-uk-oo-xilkaasi-iska-casiley\/","title":{"rendered":"C\/raxmaan Caynte dhawaanna loo Magacaabey Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Dalka UK oo xilkaasi Iska Casiley."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/caynte.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41079\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/caynte.jpeg\" alt=\"\" width=\"958\" height=\"536\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Caynte oo madaxwaynaha Soomaaliya u magacaabay Safiirka Soomaaliya u fadhiya doona dalka Ingiriiska ayaa xilkii safarnimo iska casilay,<\/p>\n<p>Safiirka hore ee ingiriiiska ayaan kula xiiriiray bartiisa arimaha bulshada ayaa ii xaqiiyey is casilaadiisa uu iigu sheegay arimo isaga u gaara.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Caynte oo ahaa Wasiirkii hore ee wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalimiga ah\u00a0\u00a0ee dowladii hore ee Soomaaliya uu hogaaminaayay Madaxwayne Xasan Sh Maxmaud,ayaa ii sheegay in loo magaacabay\u00a0Agaasimaha Siyaasada iyo Qorsheynta ee Xafiiska Qaramada Midoobey ee Bariga dhexe,isagoo ka hawlgali doona dalalka kala ah\u00a0Falastiin, Siiriya, Lubnaan, Jordan &amp; Masar.,waxaaana xilkaan u magacowday hay&#8217;adda Qaramada Midoowday.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Caynte\u00a0\u00a0xilkaan uu iska casilay ayaa loo magaacabay xili laga joogo Afar bilood bishii Juun 2017ka ,xiligaas oo ku beegneed goortii uu socday shirkii magalaada Londan looga hadlaayay arimaha Soomaaliya ,<\/p>\n<p>Safiirka is casilay Cabdiraxmaan Caynte oo xilkaas ku magacaabnaa mudadaas Afarta bilood ah ayaan Dowladda Ingiriiska\u00a0\u00a0wali kala wareegin waraaqahii aqoonsiga ee safiirnimo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Cabdiraxmaan Caynte oo madaxwaynaha Soomaaliya u magacaabay Safiirka Soomaaliya u fadhiya doona dalka Ingiriiska ayaa xilkii safarnimo iska casilay, Safiirka hore ee ingiriiiska ayaan kula xiiriiray bartiisa arimaha bulshada ayaa ii xaqiiyey is casilaadiisa uu iigu sheegay arimo isaga u gaara. Cabdiraxmaan Caynte [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41079,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41078","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41078","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41078"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41078\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41080,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41078\/revisions\/41080"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41079"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41078"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41078"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41078"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}