{"id":41066,"date":"2017-10-25T23:21:44","date_gmt":"2017-10-25T20:21:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41066"},"modified":"2017-10-25T23:22:20","modified_gmt":"2017-10-25T20:22:20","slug":"deegaanka-lafoole-ee-duleedka-muqdisho-iska-hor-imaad-ka-dhacey-oo-amisom-lagu-eedeeyey-in-ay-dad-rayid-ah-ku-dileen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/deegaanka-lafoole-ee-duleedka-muqdisho-iska-hor-imaad-ka-dhacey-oo-amisom-lagu-eedeeyey-in-ay-dad-rayid-ah-ku-dileen\/","title":{"rendered":"Deegaanka Lafoole ee Duleedka Muqdisho Iska Hor imaad Ka Dhacey oo AMISOM lagu eedeeyey in ay Dad Rayid ah ku Dileen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/amisom-dil-rayid.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41067\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/amisom-dil-rayid.jpg\" alt=\"\" width=\"944\" height=\"495\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/amisom-dil-rayid.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/amisom-dil-rayid-300x157.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 944px) 100vw, 944px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka naga soo gaaraya deegaanka deegaanka Lafoole gaar ahaan waddada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM halkaa ku dad shacab ah oo Ardey u badnaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qof goobjooge ah oo magaciisa u qariya sababo dhinaca Amniga ah ayaa u sheegay warbaahinta gudaha in ciidamada AMISOM dileen dad rayid ah\u00a0 oo Ardey ay ka mid ahaayeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale, rasaas ay fureen ciidamada AMISOM ayaa la sheegay in uu ku geeriyooday Wariye lagu magacaabi jiray Jacfar Cali Daacad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Toogashada dadka rayidka ayaa ka danbeysay kaddib markii qarax lagu weeraray kolonyo ay la socdeen ciidamada AMISOM oo intaa kaddib gudaha u gallay xaafadaha deegaanka Lafoole oo la sheegay in ay dadkan ku dileen.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Dadka la dilay waxaa ka mid ahaa Ardey\u00a0 Dugsiga la soo daayay iyo Macalinkooda, sidoo kale waxaa dhintay Wariye lagu magacaabi jiray Jacfar oo ay rasaastu ka haleeshay madaxa\u2019\u2019 ayuu yiri goob joogaha la hadlay warbaahinta,<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa is taagay isku socodkii dadka iyo gadiidka waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, madaama uu halkaa ka socdo howlgal ay sameynayaan ciidamada AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca maamulka gobolka Shabeellaha hoose iyo saraakiisha ciidamada AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">Halka Ay Ciidamada AMISOM arinta La Xiriirta Dilka Dadka Rayidka ah ay iska Fogeeyeen isla Markaasna sheegey in ay dileen Afar kamid ah Dadkii soo Weerarey,Waxaana Weerarka Qaraxa Sheegtey Dagaal yahanada Al-shabaab iyagoo Beeniyey in wax Ciidamo iyaga ka tirsani Goobtaas ka Dagaalameen.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya deegaanka deegaanka Lafoole gaar ahaan waddada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM halkaa ku dad shacab ah oo Ardey u badnaa. Qof goobjooge ah oo magaciisa u qariya sababo dhinaca Amniga ah ayaa u sheegay warbaahinta gudaha in ciidamada AMISOM dileen dad rayid ah\u00a0 oo Ardey ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41067,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41066","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41066","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41066"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41066\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41069,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41066\/revisions\/41069"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41067"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}