{"id":41062,"date":"2017-10-25T23:04:31","date_gmt":"2017-10-25T20:04:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41062"},"modified":"2017-10-25T23:05:48","modified_gmt":"2017-10-25T20:05:48","slug":"mweynaha-dalka-jabuuti-ismaaciil-cumar-geelle-oo-kulan-la-qaatey-mweynaha-soomaaliya-maxamed-cllaahi-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/mweynaha-dalka-jabuuti-ismaaciil-cumar-geelle-oo-kulan-la-qaatey-mweynaha-soomaaliya-maxamed-cllaahi-farmaajo\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo Kulan la Qaatey M\/weynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-jabuuti.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41063\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-jabuuti.jpg\" alt=\"\" width=\"902\" height=\"602\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-jabuuti.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-jabuuti-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 902px) 100vw, 902px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintii shalay socdaal ku tagay dalka Jabuuti ayaa kala hadlay Dhiggiisa Ismaaciil Cumar Geelle Ammaanka Soomaaliya, madaama Jabuuti qeyb ka tahay howlgalka midowga Africa AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahad celiyay dowladda iyo Shacabka Jabuuti sida ay isku bar bar taageen Soomaaliya waqtiyadii adkaa ee la soo maray, isaga oo intaa ku darray Jabuuti umadda Soomaaliyeed u tahay Hiil.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cJabuuti waxey noo tahay Hiil aan isku hallayn karno, wakhtiyadii adkaa sida aad noo garab istaagteen waa idiin ogsoonnahay. Soomaaliya maanta cadawga kaliya ee ay leedahay waa Al-shabaab, sidaa daraadeed waxaan idinka fileynaa in aad nagala shaqaysaan sidii cadawgaas aan uga tirtiri laheyn dalka.\u201dayuu yiri madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in dalkiisu uu garab ku siinaayo Soomaaliya tallaabo kasta oo u horseedaysa xasillooni waarta iyo amni buuxa.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cDhabtii waa noo muuqataa dhibaatada Al-shabaab ay ku heyso shacabka Soomaaliyeed, qof waliba waa arkay khasaarihii ka dhashay Qaraxii Zoobe, waxaanse idiin caddeynayaa in aanan idin ku fiirsanayn arrintaa.\u201dayuu yiri madaxweynaha Jabuuti<\/p>\n<p align=\"justify\">MadaxweynahaSoomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ayaa lagu waddaa in maalinta berri ah uu dib ugu soo laabto dalka kaddib safar uu ku kala bixiyay dalalka Uganda, Itoobiya iyo Jabuuti.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintii shalay socdaal ku tagay dalka Jabuuti ayaa kala hadlay Dhiggiisa Ismaaciil Cumar Geelle Ammaanka Soomaaliya, madaama Jabuuti qeyb ka tahay howlgalka midowga Africa AMISOM. Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahad celiyay dowladda iyo Shacabka Jabuuti sida ay isku bar bar taageen Soomaaliya waqtiyadii adkaa ee la soo maray, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41063,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41062","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41062","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41062"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41062\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41065,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41062\/revisions\/41065"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41063"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41062"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41062"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41062"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}