{"id":41058,"date":"2017-10-25T21:15:47","date_gmt":"2017-10-25T18:15:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41058"},"modified":"2017-10-25T22:07:08","modified_gmt":"2017-10-25T19:07:08","slug":"mweynaha-puntland-cweli-cali-gaas-oo-sheegey-in-ay-aqbaleen-casumaada-uu-fidiyey-mweyne-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/mweynaha-puntland-cweli-cali-gaas-oo-sheegey-in-ay-aqbaleen-casumaada-uu-fidiyey-mweyne-farmaajo\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Puntland C\/weli Cali Gaas oo Sheegey in ay Aqbaleen Casumaada uu Fidiyey M\/weyne Farmaajo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/c-weli-gaas.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41059\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/c-weli-gaas.jpg\" alt=\"\" width=\"879\" height=\"559\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/c-weli-gaas.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/c-weli-gaas-300x191.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 879px) 100vw, 879px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas dhinaca kalana guuddoomiye ka ah madal ay ku midoobeen madaxweynayaasha maamullada dalka ka jira, ayaa sheegay in ay aqbaleen ka qeybgalka shirka uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo ee 28ka bishan ka dhacaya Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Anniga oo ku hadlaya Afka madasha maamul gobolleedyada dalka waxaan rabaa in aan bulshada Soomaaliyeed u cadeeyo in aan aqbalnay martiqaadkii madaxweynaha Soomaaliya, islamarkaana dhamaanteen ka qeybgali doono shirka 28ka ka furmaya Muqdisho\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweyne Cabdiwali Gaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirka ayuu sheegay in ahmiyada ugu weyn la siin doono sidii labada dhinac uga wada shaqeyn lahaayeen hormarinta sharuuc la wada leeyahay oo leysla ogyahay si marka danbe looga fogaado ayuu yiri in dhinacyadu isku eedeeyaan in la baalmaray sharuucdii la wada dhigtay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Shirkan waa shir u gogol xaaraya in la dhigto sharuuc iyo nidaam leysla og yahay oo aan marka\u00a0 danbe leysku eedeyn, si ay u yaaraato xasarada siyaasadeed, loona yeesho wada shaqeyn dhab ah\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweyne Gaas.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Gaas ayaa oo ka qeybgalay munaasabadii caleemo saarka madaxweyne Waare ayaa kulan wadatashi ah kula qaatay magaalada Jowhar madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo guddoomiye ku-xigeen ka ah madasha ay ku mideysan yihiin madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada, waxaana muuqata in shirka labada mas\u2019uul uu la xiriiray kulanka uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo oo ugu danbeyntii Cabdiwali Gaas ku dhawaaqay in ay aqbaleen.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas dhinaca kalana guuddoomiye ka ah madal ay ku midoobeen madaxweynayaasha maamullada dalka ka jira, ayaa sheegay in ay aqbaleen ka qeybgalka shirka uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo ee 28ka bishan ka dhacaya Muqdisho. \u2018\u2019Anniga oo ku hadlaya Afka madasha maamul gobolleedyada dalka waxaan rabaa in aan bulshada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41059,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41058","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41058","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41058"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41061,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41058\/revisions\/41061"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41059"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41058"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41058"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}