{"id":41050,"date":"2017-10-25T19:35:20","date_gmt":"2017-10-25T16:35:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41050"},"modified":"2017-10-25T19:48:41","modified_gmt":"2017-10-25T16:48:41","slug":"wafdi-uu-hugaaminayo-rw-khayre-oo-kusii-jeeda-dalka-turkiga-si-uu-usoo-ogaado-xaaladda-dhaawacyadii-dalkaasi-la-geeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/wafdi-uu-hugaaminayo-rw-khayre-oo-kusii-jeeda-dalka-turkiga-si-uu-usoo-ogaado-xaaladda-dhaawacyadii-dalkaasi-la-geeyey\/","title":{"rendered":"Wafdi uu Hugaaminayo R\/W KHayre oo kusii Jeeda Dalka Turkiga si uu usoo ogaado Xaaladda Dhaawacyadii Dalkaasi la geeyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khayre-turki.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41051\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khayre-turki.jpeg\" alt=\"\" width=\"1053\" height=\"581\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khayre-turki.jpeg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khayre-turki-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1053px) 100vw, 1053px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali khayre ayaa maanta lagu wadaa in uu ka duulo garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeda dalka Turkiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xubno ka tirsan xafiiska ra&#8217;iisal wasaaraha ayaa warbaahinta u sheegay in ra\u2019iisal wasaare Khayre uu maanta anbabaxayo dalka Turkiga, isaga oo halkaasi kula soo kulmaya madaxda dalkaas ugu sareysa sida Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo ra\u2019iisul wasaaraha Binali Yildirim.<\/p>\n<p align=\"justify\">Khayre ayaa Madaxda Turkiga wuxuu kala hadli doonaa sida uu qorshaha yahay xiriirka labada dal oo ay ka mid yihiin arrimaha dhaqaalaha iyo \u00a0taageerada Soomaaliya ee Turkiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra&#8217;iisal wasaaraha ayaa la sheegay in dhinaca kale uu booqan doono dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Zoobe ee la geeyay dalkaasi, kuwaasi oo tiro ahaan gaaraya 35 qof oo u badan Haween iyo Caruur, isaga oo sidoo kale kulan la soo qaadan doona Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Turkiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaare Kheyre ayaa qorshihiisa wuxuu ahaa in Axadii ina dhaaftay oo 15-kii bishan ay ku beegneyd uu aado Turkiga, hasse ahaatee waxaa la sheegay in uu u baaqday Qaraxii weynaa ee 14kii bishan ka dhacay Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali khayre ayaa maanta lagu wadaa in uu ka duulo garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeda dalka Turkiga. Xubno ka tirsan xafiiska ra&#8217;iisal wasaaraha ayaa warbaahinta u sheegay in ra\u2019iisal wasaare Khayre uu maanta anbabaxayo dalka Turkiga, isaga oo halkaasi kula soo kulmaya madaxda dalkaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41051,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41050","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41050","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41050"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41050\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41053,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41050\/revisions\/41053"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41051"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41050"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41050"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41050"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}