{"id":41046,"date":"2017-10-25T19:02:43","date_gmt":"2017-10-25T16:02:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41046"},"modified":"2017-10-25T19:04:53","modified_gmt":"2017-10-25T16:04:53","slug":"dawladda-federalka-ah-oo-eedeyn-uu-u-jeediyey-maamulka-gobolka-hiiraanmaxey-la-xiriirtaa-eedeyntu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/dawladda-federalka-ah-oo-eedeyn-uu-u-jeediyey-maamulka-gobolka-hiiraanmaxey-la-xiriirtaa-eedeyntu\/","title":{"rendered":"Dawladda Federalka ah oo eedeyn uu u Jeediyey Maamulka Gobolka Hiiraan\/Maxey la xiriirtaa eedeyntu?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/m-gobolka-hiiraan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41047\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/m-gobolka-hiiraan.jpg\" alt=\"\" width=\"1013\" height=\"570\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/m-gobolka-hiiraan.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/m-gobolka-hiiraan-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 1013px) 100vw, 1013px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka in aysan diyaar u aheyn waqtigan wax ka qabashada nabad-galyada dalka iyo dib \u2013u-heshiisiin loo sameeyo bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cali Jeyte ayaa sheegay in dowladda dhexe ay mashquul ku tahay sida uu hadalka u dhigay siyaasado kale, halkii loo baahnaa in ay ahmiyada ugu weyn siiso xoreynta deegaannada wali ku jira gacanta Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019 Siyaasad la xiriirta in dib u xoreyn laga sameeyo\u00a0dalka dowladda dhexe marnaba lama iman, sidoo kale waxaan ku eedeynayaa dowladda dhexe dib-u-heshiisiinta wey ka gaabisay, \u00a0haddii aysan dib u xoreyntii dalka diyaar u aheyd dowladda oo ciidamadeedii gobollada joogay aysan qalabeysneyn u maleyn mayo in wax guul ah la gaarayo\u2019\u2019 ayuu yiri guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in dalkan dib u heshiisiin dhab ah looga baahan yahay, madaama qodobkaa uu qeyb weyn ka ahaa balanqaadyadii madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Dowladda Muqdisho oo kaliya ayeey ku kooban tahay, waxey la tahay malaha in Muqdisho oo kaliya tahay Soomaaliya oo dhan, Syaasad, Dib u dhis iyo Tababar ciidan intaba Muqdisho ayeey mashquul ku tahay, waa taa iyadiina Amni ma\u2019aha oo waxa ka dhacaya waad aragtaan\u2019\u2019 ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cali Jeyte ayaa ugu danbeyntii ugu baaqay dowlada Soomaaliya in awooda iyo xukunka la daadajiyo oo lagu fidiyo qeybaha kale ee dalka, si looga adkaado ayuu yiri Ururada dhibaatada ku ah Ammaanka dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka in aysan diyaar u aheyn waqtigan wax ka qabashada nabad-galyada dalka iyo dib \u2013u-heshiisiin loo sameeyo bulshada Soomaaliyeed. Cali Jeyte ayaa sheegay in dowladda dhexe ay mashquul ku tahay sida uu hadalka u dhigay siyaasado kale, halkii loo baahnaa in ay ahmiyada ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41047,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41046","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41046","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41046"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41046\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41049,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41046\/revisions\/41049"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41047"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}