{"id":41043,"date":"2017-10-24T00:01:10","date_gmt":"2017-10-23T21:01:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41043"},"modified":"2017-10-24T00:02:43","modified_gmt":"2017-10-23T21:02:43","slug":"mweyne-farmaajo-oo-gaarey-dalka-itoobiya-isagoo-socod-ku-maraya-dalalka-ay-ciidamadu-ka-joogaan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/mweyne-farmaajo-oo-gaarey-dalka-itoobiya-isagoo-socod-ku-maraya-dalalka-ay-ciidamadu-ka-joogaan-soomaaliya\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo Gaarey Dalka Itoobiya isagoo Socod ku maraya Dalalka ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-itoobiya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-41044\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-itoobiya.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-itoobiya.jpg 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-itoobiya-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/farmaajo-itoobiya-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah wadamada gobolka ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya oo ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha iyo wafdigii la socday waxaa garoonka diyaaradaha Addis Ababa ku soo dhaweeyay mas\u2019uuliyiin uu horkacayay wasiirka Arrimaha dibadda dalka Itoobiya Workneh Gebeyehu.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in safarkiisa uu salka ku hayo sidii loo dar-dar gelin lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab isla markaasna loo midayn lahaa qorshayaasha wadamada geeska Africa ee ay ku wajahaayaan ka hor-tagga khatarta argagixisada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in uu dhaco kulan gaar ah oo dhaxmari doona madaxweynaha iyo raiisul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn iyadoona ay si qoto dheer uga hadli doonaan xiriirka iskaashiga ee labada dal gaar ahaan dhinacayda la xiriira dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa socdalalkiisa Addis Ababa kaddib la filayaa in uu uga sii gudbo dalka Jabuuti, isaga oo kulamo la qaadan doona mas\u2019uuliyiinta sare ee dalkaasi Jabuuti.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah wadamada gobolka ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya oo ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya. Madaxweynaha iyo wafdigii la socday waxaa garoonka diyaaradaha Addis Ababa ku soo dhaweeyay mas\u2019uuliyiin uu horkacayay wasiirka Arrimaha dibadda dalka Itoobiya Workneh Gebeyehu. Madaxweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41044,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41043","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41043","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41043"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41043\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41045,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41043\/revisions\/41045"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41044"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41043"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41043"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41043"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}