{"id":41036,"date":"2017-10-23T23:33:10","date_gmt":"2017-10-23T20:33:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41036"},"modified":"2017-10-23T23:34:57","modified_gmt":"2017-10-23T20:34:57","slug":"khudbad-uu-ka-jeediyey-rw-khayre-magaalada-jowhar-oo-uu-kusoo-hadal-qaadey-khilaafka-dawladda-dhexe-iyo-mgoboleedyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/khudbad-uu-ka-jeediyey-rw-khayre-magaalada-jowhar-oo-uu-kusoo-hadal-qaadey-khilaafka-dawladda-dhexe-iyo-mgoboleedyada\/","title":{"rendered":"KHudbad uu ka Jeediyey R\/W KHayre Magaalada Jowhar oo uu kusoo Hadal qaadey Khilaafka Dawladda dhexe iyo M\/goboleedyada."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khayre-jowhar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41037\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khayre-jowhar.jpg\" alt=\"\" width=\"895\" height=\"590\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khayre-jowhar.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/khayre-jowhar-300x198.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 895px) 100vw, 895px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo magaalada Jowhar uga qeybgalay munaasabada caleemo saarka madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo hadal qaaday khilaafka DF iyo maamul gobolleedyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa qiray in uu jiro wax xooggaa kala aragti duwanaasho siyaasadeed oo u dhaxeysa DF iyo maamulada dalka ka jira, isaga oo sheegay in xukuumadda federaalku diyaar u tahay in la dhameeyo tabashada ay qabaan maamulada dalka ka dhisan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in marnaba dowladda qorshaheedu aheyn in la dumiyo nidaamka federaalka, laakiin taa badalkeeda dowladdu diyaar u tahay in la sii xoojiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cHadii shaki idin kaga jiro, waxaa hortiina ka balan qaadayaa in aan xoojin doonno federaaleynta dalka\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in dhawaan loo madlan yahay kulan dhaxmari doona dowladda federaaalka iyo madaxda maamulada dalka ka dhisan, halkaa oo lagu dhameyn doono wixii madmadow siyaasadeed ah ee jira.<\/p>\n<p align=\"justify\">Bilihi ugu danbeeyay waxaa jiray farqi dhinaca siyaasada ah oo u dhaxeeyay madaxda maamulada dalka ka jira iyo dowladda federaalka, kaddib markii inta badan madaxweynayaasha maamul gobolleedyada taageero u muujiyeen xulufada Sacuudiga iyo Imaaraadka iyaga oo qaatay go\u2019aan ka dhan ah kan dowladda dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo magaalada Jowhar uga qeybgalay munaasabada caleemo saarka madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo hadal qaaday khilaafka DF iyo maamul gobolleedyada. Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa qiray in uu jiro wax xooggaa kala aragti duwanaasho siyaasadeed oo u dhaxeysa DF iyo maamulada dalka ka jira, isaga oo sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41037,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41036","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41036","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41036"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41036\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41039,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41036\/revisions\/41039"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41037"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41036"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41036"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41036"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}