{"id":41029,"date":"2017-10-23T22:24:33","date_gmt":"2017-10-23T19:24:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=41029"},"modified":"2017-10-23T22:47:28","modified_gmt":"2017-10-23T19:47:28","slug":"jaaliyadda-soomaalida-ku-nool-ottawa-dalka-canada-oo-iska-ururiyey-100000-dolar-si-loogu-caawiyo-dadkii-qaraxu-saameeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/10\/jaaliyadda-soomaalida-ku-nool-ottawa-dalka-canada-oo-iska-ururiyey-100000-dolar-si-loogu-caawiyo-dadkii-qaraxu-saameeyey\/","title":{"rendered":"Jaaliyadda Soomaalida Ku nool OTTAWA Dalka Canada oo iska ururiyey 100,000 Dolar si loogu Caawiyo Dadkii Qaraxu Saameeyey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ottowa.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-41030\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ottowa.jpg\" alt=\"\" width=\"997\" height=\"663\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ottowa.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ottowa-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 997px) 100vw, 997px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Somalida ku nool\u00a0magaalada Ottawa ee dalka Canada\u00a0ayaa isugu yimid kulan baroor diiq ah oo lacago loogu aruurinayay dadkii ku waxyeeloobay qaraxii asbuucii\u00a0 hore ka dhacay magaalada Muqdisho , isla markaana ay ku dhinteen dad ka badan 300 oo qof.<\/p>\n<p>Qaraxan ayaa si dareen leh waxa uu u wada taabtay dhamaan umad-da Somaliyeed kuwooda ku sugan gudaha dalka iyo dibad-iisa ,waxaana taasi ay keentay isku duubnaan guud oo loogu gurmanayo shacabka ku waxyeeloobay qaraxaasi.<\/p>\n<p>Lacag gaaraysa 100 kun oo dollar ayaa laga aruuriyay gudaha magaalada Ottowa ,waxaana lacagtan lagu kaabi doonaa dadka ay dhibaatadu soo gaartay oo ay ku jiraan dhaawac-yada ,agoomaha iyo hooyooyinka wax ku noqday dhibaatadaasi.<\/p>\n<p>Inkastoo dhacdadan ay aad uga murugaysnaayeen dadkii ka soo qayb-galay baroordiiqda ayaa hadana waxaa si gooni ah ay u taabatay dareenka Dr, Xirsi Abdulkarim Eyow oo walaalkiii ka yar uu kamid ahaa dadkii ku naf-waayay qaraxaasi arxan darada ah.<\/p>\n<p>Dr Xirsi ayaa sheegay in sabtidii la soo dhaafay ,xilli uu ku sugnaa gurigiisa loo soo sheegay in walaalkii Axmed Eyow uu kamid\u00a0yahay dadkii ku dhintay qaraxa Muqdisho ee ka dhacay Isgoyska Soobe.<\/p>\n<p>\u201cWiilkayga oo ku sugan Swedan ayaa\u00a0 ii sheegay in adeerkiisa uu si nabad ah ku tagay magaalada Muqdisho markii ugu horeysay tan iyo dagaaladii sokeeye uu hadana ku sugan-yahay Hotelka Safari si uu qaar kamid ah qoyskiisa u booqdo \u201c\u00a0 ayuu yiri Dr Xirsi.<\/p>\n<p>\u201cAfar saac ka dib ayaa reerku ka war-helay in Axmed uu kamid yahay dadka ku dhintay qaraxa ka dhacay Zoobe \u201c ayuu mar kale Xirsi oo ka mahad-celiyay taageerada ay muujiyeen Somalida ku nool Canada ,kuwasi oo ka tiiraanyooday qaraxaasi.<\/p>\n<p>\u201cWaxa ay ahayd arin murugadeed iska leh , waxaan halkan u imid in aan arko bulshadayda ,isla markaana aan taageero walaalkey iyo cidkasta oo wax ku noqotay weerarkaas argagaxiso , Saaxibo kala jooga Kenya iyo Somaliland ayaa noo furay qalbiyadooda iyo jeebabkooda \u201c ayaa ka mid ahaa hadalada xirsi.<\/p>\n<p>Dadkii\u00a0 ka soo qayb-galay kulankan waxaa kamid ah duqa Ottowa Jim Watson iyo xildhbaan\u00a0 John Fraser ,kuwaasi oo si wada jir ah u canbaareeyay falkan argagaxa leh ee ka dhacay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ugu danbayn,C\/qaadir Maalin oo kamid ah dadka hormuudka u ah barnaamijka qaaraanka ayaa sheegay in lacagtan loo diri doono guddiga GurmadQaran , isla markaana ay dadka kale u furan-tahay in ay ka qayb-qaataan taageerada loo fidinayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxa Soobe.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/beec21-150x150-4-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40978\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"535\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3.jpg 450w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/salaam-1-3-252x300.jpg 252w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg\" alt=\"\" width=\"850\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3.jpg 850w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/som-tell-3-768x285.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 850px) 100vw, 850px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-40981\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/hormuud-logo-3.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Somalida ku nool\u00a0magaalada Ottawa ee dalka Canada\u00a0ayaa isugu yimid kulan baroor diiq ah oo lacago loogu aruurinayay dadkii ku waxyeeloobay qaraxii asbuucii\u00a0 hore ka dhacay magaalada Muqdisho , isla markaana ay ku dhinteen dad ka badan 300 oo qof. Qaraxan ayaa si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":41030,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-41029","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41029","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41029"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41029\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41031,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41029\/revisions\/41031"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41030"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}